GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Haweenay iyo ilmaheed oo ku dhintay Duufaanta Mareykanka

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on September 15, 2018 by   ·   No Comments

Haweeney iyo ilmaheed ayaa ku dhintay kadib markii geed uu kusoo dhacay gurigooda Magaalada Wilmington, North Carolina ee dalka Mareykanka, Waana  dhimashadii ugu horreysay oo laga soo sheego duufaanada ku dhuftay dalka Mareykanka Jimcihii.

Booliska ayaa ku xaqiijiyay geerida labaddaan ruux Twitter-ka, isaga oo sheegay in aabbaha cunuga la geeyay xarun caafimaad oo degaanka ah si loogu daweeyo, Maadaama ay soo gaareen dhaawacyo.

Maamulka Magaaalada ayaa sidoo kale sheegay in ku dhawaad 3 qof oo kale ay dhinteen Saacaddihii lasoo dhaafay, Maadaama duufaanadu ay yihiin kuwo xooggan.

Guddoomiyaha Gobolka North Carolina Roy Cooper Waxaa uu sheegay in duufaanada ku dhuftay gobolka ay sii xoogeysteen Saacaddihii lasoo dhaafay, islamarkaana ay suurtagal tahay in sameyn weyn ay geysato

boqolaal qof ayaa laga daadgureeyay meelaha ugu daran ee gobolkaasi, Kuwaasoo hadda ku jira Xaalad Cabsi ah.

Wilmington Police@WilmingtonPD

WPD can confirm the first two fatalities of Hurricane in Wilmington. A mother and infant were killed when a tree fell on their house. The father was transported to NHRMC with injuries.

Wilmington Police@WilmingtonPD

WPD is on the scene of an incident involving a tree that fell on a house on Mercer Avenue. People are believed to be inside. We have no update on the status of their conditions at this time. We will release details as they become available.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shabaab oo sheegtay askar Mareykan inay ku dileyn duqeyn

February, 16, 2019
Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ...

Baarlamaanka Puntland oo maanta codka kalsoonida uqaadaya Xukuumada cusub

February, 16, 2019
Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan ...

Bulshada Muqdisho oo ah Canshuur bixiyaal aan helin adeegyada dowladda

February, 16, 2019
Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ...

sawiro;’Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhigiisa Sweden kula kulmay Stockholm

February, 16, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda ...

Haweeney Dil Loogu Geystay Magaaada Muqdisho

February, 16, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ...

Wasaaradda Qorsheynta oo Kismaayo ka furtay shir ku saabsan qorshaha horumarinta Qaranka

February, 16, 2019
Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada ...

56 qof oo Hargab ugu dhimatay dalka giriigga

February, 16, 2019
Ugu yaraan 56 Qof ayaa Saddexdii Bil ee ...

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Maqaallo