GGGGGG
Saturday, November 17th, 2018
header

Faahfaahin rag hubeysan oo lagu dilay Kaxda (SAWIRO)

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on September 15, 2018 by   ·   No Comments

Maamulka gobolka Banaadir ayaa faahfaahin ka bixiyay weerar maanta ka dhacay degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.

Gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax iyo Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in Ciidanka Ammaanka ay weerar ku qaadeen rag hubeysan oo dadka kunool degmada Kaxda dhibaato ku haayay.

Tuulax ayaa sheegay in maamulka gobolka Banaadir uusan aqbali doonin in la dhibaateeyo Shacabka kunool degmada Kaxda, waxaana uu sheegay in ay toogteen rag hubeysan oo Isbaaro u taallay.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in howlgalka uu u dhacay sidii loogu tala galay, islamarkaana ay shacabka ka hor wareejiyeen Kooxihii Isbaarada dhigtay.

Sidda ay Risaala u sheegeen Qaar ka mid ah dadka kunool degmada Kaxda gaar ahaan halka loo yaqaano MCH-ka, waxaa dagaalkaasi ku dhintay labo Askari oo ka tirsan Ciidamada Milatariga Soomaaliya, waxaana sidoo kale jira dhaawacyo soo gaaray Ciidanka Booliska.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

CIA:”Amarka lagu dilay Wariye Kashoggi waxaa bixiyay Amir Maxamed Bin Salmaan”.

November, 17, 2018
Hay’adda Mareykanka u qaabilsan Sirdoonka arrimaha dibadda ee ...

Daacish oo u digtay Shabaabka ka dagaalama Soomaaliya

November, 17, 2018
Wargeyska Todobaadlaha ah ee ku hadla afka Daacishta ...

Mareykanka oo Soomaaliya Safaarad ka furanaayo

November, 17, 2018
Xiriirka Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa ahaa mid liita ...

Dhagayso:Warka Fiidnimo ee Radio Vos Cw

November, 16, 2018
Halkaan ka Dhagayso Warka oo uu soo jedinayo ...

Dhagayso:Faahfaahin Khasaare ka dhashay dagaal dhexmaray Ciidanka Galmudug iyo Shabaab

November, 16, 2018
Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan ...

SAWIRO: Wasiir Cawad oo kulan la yeeshay Dhiggiisa Kenya

November, 16, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire ...

SAWIRO: Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay madaxda Jasiiradda Cyprus

November, 16, 2018
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ...

Waxgarad Nabadeyn u socday oo Shil ku galay Galmudug

November, 16, 2018
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa waxa ...

Jabuuti oo qorsheynaysa in Eritrea ay ka dacweyso Maxkamada ICJ

November, 16, 2018
Maxamed Saciid Ducaale, oo ah safiirka Dowlada Jabuuti ...

Galmudug oo gacanta ku dhigtay baabuur qarax siday

November, 16, 2018
degmada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada ...

Maqaallo