GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

DHAGEYSO Waraysi:- Soomaali Badan Oo Guulo Ka Gaaray Doorashada Dalka Sweden

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on September 15, 2018 by   ·   No Comments

Dhowaan Dalka Sweden waxaa ka dhacday Doorashada Guud ee Dalkaasi, Iyadoona Loolanka Doorashada ay ka qeyb-qaateen 8 Xisbi, kuwaas oo ku kala Duwan Siyaasadda Lagu Hoggaaminayo dalkaas.

Natiijada Cod bixnta ayaa la Filayaa in Maalinimada Berrito ah lagu dhawaaqo, iyadoona Natiijo Horu-dhac ay Muujineyso inay aad Isigu dhow yihiin Codadka ay Heystaan Xisbiyadda ku loolamayay Doorashada.

Soomaali badan ayaa Guulo ka gaaray Doorashadan, kuwaas oo ku Guuleystay Kuraasta Degmooyin iyo Deegaano ay u tartameen, waxaa kalo jira Gabar Soomaaliyeed oo ku Guuleysatay Kursi ka Tirsan Baarlamaanka Sweden.

Saciid Nuur Qaas oo dagan Magaalada Stockholm ee Dalka Sweden, kana mid ahaa Gudigii ka shaqeynayey doorashada xarunta 20-aad isla markaana ka ahaa Gudoomiye ku-xigeen, ayaa Radio Vos  uga Warbixiyay Qaabka ay u dhacday Doorashadan iyo Natiijada laga Filan karro.

Wariye C/rashiid C/llaahi Warsame ayuu u Waramay.

      180913_0132 - My Recording

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shabaab oo sheegtay askar Mareykan inay ku dileyn duqeyn

February, 16, 2019
Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ...

Baarlamaanka Puntland oo maanta codka kalsoonida uqaadaya Xukuumada cusub

February, 16, 2019
Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan ...

Bulshada Muqdisho oo ah Canshuur bixiyaal aan helin adeegyada dowladda

February, 16, 2019
Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ...

sawiro;’Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhigiisa Sweden kula kulmay Stockholm

February, 16, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda ...

Haweeney Dil Loogu Geystay Magaaada Muqdisho

February, 16, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ...

Wasaaradda Qorsheynta oo Kismaayo ka furtay shir ku saabsan qorshaha horumarinta Qaranka

February, 16, 2019
Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada ...

56 qof oo Hargab ugu dhimatay dalka giriigga

February, 16, 2019
Ugu yaraan 56 Qof ayaa Saddexdii Bil ee ...

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Maqaallo