GGGGGG
Tuesday, September 25th, 2018
header

Dhagayso:Jubbaland Oo Ammarro Dul-Dhigtay Shacabka Ku Nool Deegaanada Maamulkaas

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on September 15, 2018 by   ·   No Comments

Mas,uuliyiinta Amniga Jubbaland ee ku sugan degmada Baardheere iyo Xubno ka socdey Maamulka degmada oo War-Baahinta Kula hadlay  gudaha degmada ayaa waxay ka warbixiyeen Dad lagu soo Qab-Qabtey Howlgalo ka dhacay degmada Dhowaan oo qirtey inay ka tirsan yahiin Alshabaab,islamarkaana ay ku lug lahaayeen Qaraxyo iyo Dilal Qorsheysan oo ka dhacay degmada bilahii ugu dambeeyey.

Maxamed Cabdi Kaliil oo ah Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Amniga Jubbaland ayaa sheegay dadkaasi oo  gaaraya ilaa 10 ruux in ay gacanta ay ugu jiraan Ciidamada Amaanka dhowaana arinkooda maxkamad in loo gudbin doono.

Kaliil ayaa dhinaca kale waxaa uu faah faahin uu ka bixiyey in sedex ka mid ah ragaasi in lagu waayey kiiska dembigii lagu soo eedeeyey.

Dhinaca kale Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Amniga Maamulka Jubbaland Ayaa Waxa Uu Wacad Ku Maray In Sharciga La Hor Geyn Doono raggaan.

Sidoo Kale Waxa Uu farriin U Diray Siyaasiyiin Uu Sheegay In Ay Ka Tirsan Dawladda Dhexe Ee dalka Iyo Tan Maamulkaba Kuwaas Oo Uu Sheegay In Ay Qabiil Ku Difaacaan Ragga Ka Tirsan Al-shabaab Oo Inta Badan Lasoo Qabto.

Gobolka Gedo Ee Koonfurta Dalka Ayaa Ka Mid Ah Goobaha Ugu Badan Oo Ay Al-shabaab Haatan Kaga Sugan Yihiin Soomaaliya Iyadoona Inta Badan Ay Weeraro Isugu Jira Gaadmo Iyo Kuwa Toos Ah Ku Qaadaan Ciidamada dawladda Iyo Kuwa Jubbaland Ee Halkasi Ku Sugan.

 

Halkaan Hoosse ka Dhagayso

      wasiiru dawlaha amniga jubaland maxamed cabdi kaliil

Readers Comments (0)




Wararkii ugu dambeeyay

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Kulamo La Qaadanaya Madax Ka Socota Caalamka

September, 24, 2018
Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ...

Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya Oo Maanta Si Kulul Uga Dooday Dilkii Axmed Dwalo

September, 24, 2018
Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta dood kulul waxa ...

Guddigii Aqalka Sare Usoo Diray Gal-mudug Oo Maanta wareejiyey Xogtii Ay Aruuriyeen

September, 24, 2018
Guddoonka Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ...

Shir Looga Hadlayey la Dagaallanka Arrimaha Xagjirnimada Oo Muqdisho Lagu Qabtay

September, 24, 2018
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ...

Dhageyso:- Xildhibaano Doonaya In La’ sii Daayo dadkii Ka Dambeeyey Dilkii Axmed dawlo

September, 24, 2018
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa ...

Akhriso:- Madaxweyne Gaas Oo Guddoomiye Cusub U Magacaabay Gobolka Nugaal

September, 24, 2018
Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ...

GUDOOMIYIHII GOBALKA NUUGAAL OO XILKII LAGA XAYUUBIYAY

September, 24, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ...

Shaqo Joojin Lagu Sameeyey Xog-hayihii Joogtada Ahaa Ee Wasaaradda Batroolka XFS Maxay Tahay Sababtu?

September, 24, 2018
Wasiirka Wasaaaradda Batroolka xukuumadda Fidraalka Soomaaliya Mudane Cabdirashiid ...

AKHRISO: Wasiir Maareeye Oo Magacaabay Xoghayaha Joogtada Ah Ee Wasaaradda Ganacsiga

September, 24, 2018
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir ...

Dhageyso:- KGS Oo Sara U Qaaday Adkeynta Amniga Deeganadeeda Inta Ay Ka Dhaceyso Doorashada Madaxtinimo Ee Maamulkaasi

September, 24, 2018
Xilli Bisha November Ee Soo Aadan Lagu Wado ...

Maqaallo

GUDOOMIYIHII GOBALKA NUUGAAL OO XILKII LAGA XAYUUBIYAY

September, 24, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ...

Dhageyso:- Dhacdo Ugub Ah Oo Ka Dhacday Gaalkacyo

September, 24, 2018
Waa Arrin Aan Fududeyn xal U Helideeda In ...

Xaalado Bini aadanimo oo ka taagan Deegaanka Wasil ee Gobalka Mudug

September, 24, 2018
Maamulka iyo Shacabka Deegaanka Wasil ee Gobolka Mudug ...

KENYA OO CIIDAN KA HORTAGA AL-SHABAB GEYNEYSA IJAARA

September, 24, 2018
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Ciidan ka hortaga ...

Al-Shabaab oo xalay weerar ku qaaday Qoryoolay

September, 24, 2018
  Dagaal u dhexeeya  Ciidamada xoogga oo garab ka helaya ...

Taliyaha Hoggaanka Caafimaadka NISA oo xabsiga la dhigay

September, 23, 2018
  Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xabsiga la ...

WARAR SHEEGAYA CIIDAMADA SOMALILAND INEEY WEERAREEN DEEGAAN KA TIRSAN G SANAAG

September, 23, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo qaabilay Safiirka Djibouti ee Soomaaliya+Sawirro

September, 23, 2018
Muqdisho - Ra’iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan ...

Mareykanka oo sheegay in duqeyn uu ku dilay 18 ka tirsan argagixisada Alshabaab

September, 23, 2018
Muqdisho –War ka soo baxay Taliska ciidamada Militariga ...

MALADHIHI KARAA WAXUU YAXYE EERSADAY QORAALKAAN(Airportka Dahabka ah ee Barawe.)

September, 22, 2018
Hala yaabin in Airport Dahab ah laga dhisayo ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com