GGGGGG
Saturday, November 17th, 2018
header

Deg deg:-Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo goordhow Mooshin laga gudbiyay.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on September 15, 2018 by   ·   No Comments

Wararka ka imaanaya Magaalada dhuusa mareeb ayaa sheegaya in Maanta xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ay mooshin ka keeneen Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi  Carabey,islamarkaana ay u gudbiyeen Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka galmudug Xareed Cali Xareed.

Tirada Xildhibaanada mooshinka ka gudbiyay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug  Maxamed Cabdi Xaashi Carabay ayaa waxaa ay gaarayaan 97 mudane,Sida uu soo sheegayo Wariyaha allsaaxo ee Magaalada Dhuusa Mareeb.

Dhawaan ayaa la filayaa in dood adag ay ka yeesheen Xildhibaanada baarlamaanka galmudug mooshinka laga keenay Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug.

Maalmo ka hor ayay aheyd markii Xildhibaanada ku sugan magaalada Dhuusa Mareeb ay xilka ka qaadeen gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali gacal Casir,inkastoo isaga uu ka horyimid xil ka qaadista.

Mooshinka maanta laga gudbiyay Madaxweyne ku xigeenka galmudug ayaa waxaa ay sii hurin kartaa Khilaafka u dhexeeya madaxda ugu sareysa  Maamulkaasi

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

CIA:”Amarka lagu dilay Wariye Kashoggi waxaa bixiyay Amir Maxamed Bin Salmaan”.

November, 17, 2018
Hay’adda Mareykanka u qaabilsan Sirdoonka arrimaha dibadda ee ...

Daacish oo u digtay Shabaabka ka dagaalama Soomaaliya

November, 17, 2018
Wargeyska Todobaadlaha ah ee ku hadla afka Daacishta ...

Mareykanka oo Soomaaliya Safaarad ka furanaayo

November, 17, 2018
Xiriirka Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa ahaa mid liita ...

Dhagayso:Warka Fiidnimo ee Radio Vos Cw

November, 16, 2018
Halkaan ka Dhagayso Warka oo uu soo jedinayo ...

Dhagayso:Faahfaahin Khasaare ka dhashay dagaal dhexmaray Ciidanka Galmudug iyo Shabaab

November, 16, 2018
Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan ...

SAWIRO: Wasiir Cawad oo kulan la yeeshay Dhiggiisa Kenya

November, 16, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire ...

SAWIRO: Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay madaxda Jasiiradda Cyprus

November, 16, 2018
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ...

Waxgarad Nabadeyn u socday oo Shil ku galay Galmudug

November, 16, 2018
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa waxa ...

Jabuuti oo qorsheynaysa in Eritrea ay ka dacweyso Maxkamada ICJ

November, 16, 2018
Maxamed Saciid Ducaale, oo ah safiirka Dowlada Jabuuti ...

Galmudug oo gacanta ku dhigtay baabuur qarax siday

November, 16, 2018
degmada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada ...

Maqaallo