GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Xaaf oo Xilka Laga Qaaday iyo War lama Filaan ah oo Cadaado la Soo yeeray

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on September 15, 2018 by   ·   No Comments

Qaar ka mid ah  Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo maanta  shir ku yeeshay Magaalada Cadaado ayaa sheegay in ay xilka ka qaadeen Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle.

Tirada Xildhibaanada sheegay in Xilka ay ka qaadeen  Madaxweynaha galmudug ayaa gaaraya 47 mudane oo ka mid ahaa Xildhibaanadii hore ee maamulka, iyadoona kulanka uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir  oo dhawaan xilka laga qaaday.

Garaad Yuusuf Maxamuud oo ka mid ah Xildhibaanada Galmudug ayaa sidaasi ku soo daabacay bartiisa twitter-ka.

Mooshinada iyo Xil ka qaadista ayaa waxaa ay  sii hurin karaan Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Hogaanka ugu Sareeya ee Maamulka Galmudug.

Magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb ayaa waxaa ka soconaya Kulamo iska soo horjeeda oo ay leeyihiin xildhibaanada ku kala sugan Magaalooyinkaasi.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shabaab oo sheegtay askar Mareykan inay ku dileyn duqeyn

February, 16, 2019
Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ...

Baarlamaanka Puntland oo maanta codka kalsoonida uqaadaya Xukuumada cusub

February, 16, 2019
Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan ...

Bulshada Muqdisho oo ah Canshuur bixiyaal aan helin adeegyada dowladda

February, 16, 2019
Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ...

sawiro;’Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhigiisa Sweden kula kulmay Stockholm

February, 16, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda ...

Haweeney Dil Loogu Geystay Magaaada Muqdisho

February, 16, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ...

Wasaaradda Qorsheynta oo Kismaayo ka furtay shir ku saabsan qorshaha horumarinta Qaranka

February, 16, 2019
Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada ...

56 qof oo Hargab ugu dhimatay dalka giriigga

February, 16, 2019
Ugu yaraan 56 Qof ayaa Saddexdii Bil ee ...

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Maqaallo