GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Warbixin-SAWIRO:-Gudomiye Cali Gacal Ugu Baaqay Xildhibaanada Galmudug In Ay Cadaado Iskugu Yimaadaan

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on September 14, 2018 by   ·   No Comments

Cali Gacal Casir Gudomiaha Baarlamaanka Galmudug Islamarkaasna Maalin Ka Hor Xildhibaano Dhuusamareeb Ku Shiray Ay Sheegeen In Kalsoonida Kala Laabteen Ayaa Maanta Siween Loogu Soodhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Cadaado Masuuliyiin uu Kamid Yahay Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Maamulka Dagmada Cadaado Iyo Qeebaha Kala Duwan Ee Bulshada Ayaa Ka Qeebqaatay Soodhaweentiisa oo Ay Socdaalka  Ku Wehlinayeen Xildhabaano Iyo Wasiiro Ka Tirsan Maamulka Galmudug.

Ugu Horeen Xildhibaano Ka Tirsan Galmudug oo Warbaahinta La Hadlay Ayaa sheegay In Aysan Aqbali Doonin Cidii Ka Tolowda Dasturka Galmudug.

Cali Gacal Casir Gudomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Madaarka Diyaaradaha Cadaado Saxafada Kula Hadlay Ayaa sheegay In Ay Cadaado Iskugu Yimaadaan Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug.

Kuxigeenka Madaxweynha Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Ayaa Sheegay In Mudo Hal Sono Ka Hor Qilaafkii Galmudug Ka soo Dhex Bilowday In uu Wali Taaganyahay.

Halkaan ka Dhagayso warbixin arintaasi ku saabsan

      Warbixinta Gudoomiye casir VOS 14-09-018

Daawo Sawirada

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shabaab oo sheegtay askar Mareykan inay ku dileyn duqeyn

February, 16, 2019
Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ...

Baarlamaanka Puntland oo maanta codka kalsoonida uqaadaya Xukuumada cusub

February, 16, 2019
Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan ...

Bulshada Muqdisho oo ah Canshuur bixiyaal aan helin adeegyada dowladda

February, 16, 2019
Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ...

sawiro;’Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhigiisa Sweden kula kulmay Stockholm

February, 16, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda ...

Haweeney Dil Loogu Geystay Magaaada Muqdisho

February, 16, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ...

Wasaaradda Qorsheynta oo Kismaayo ka furtay shir ku saabsan qorshaha horumarinta Qaranka

February, 16, 2019
Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada ...

56 qof oo Hargab ugu dhimatay dalka giriigga

February, 16, 2019
Ugu yaraan 56 Qof ayaa Saddexdii Bil ee ...

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Maqaallo