GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Waraysi-Xildhibaanada K/Galbeed oo ku kala qeybsamay hakintra xiriirka DF iyo KGS

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on September 14, 2018 by   ·   No Comments

Xildhibaanada baarlamaanka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed ayaa ku kala qeybsamay talaabada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed uu ku hakiyay wada shaqeyntii dowladda dhexe kala dhaxeysay

Xildhibaanada ayaa kulamo gaar gaar ah ku yeeshay maalmihii la soo dhaafay magaalada Baydhabo waxa ayna siyaabooyin kala duwan ugu hadleen qodobadii ka soo baxay shiirkii Kismaayo iyo go’aanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

Xildhibaanada qaar ayaa difaacay wax qabadka dowladda dhexe halka kuwa kalena ay sheegeen in dowladda dhexe aysan waxbo u qaban shacabka iyo dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

Ibraahim Cali Aadan waxa uu ka mid yahay Xildhibaanada baarlamaanka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Koofur galbeed Waraysi uu siiyay Radio VOS waxa  uu sheegay in Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha ay ka baxeen balan qaad ay u sameeyeen shacabka.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay in dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ay ku taageerayaan go’aanka ay ku hakiyeen wada shaqeynta dowladda dhexe kala dhaxeysay.

Halkaan Ka Dhagayso Waraysiga

      180816_1812 - My Recording

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shabaab oo sheegtay askar Mareykan inay ku dileyn duqeyn

February, 16, 2019
Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ...

Baarlamaanka Puntland oo maanta codka kalsoonida uqaadaya Xukuumada cusub

February, 16, 2019
Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan ...

Bulshada Muqdisho oo ah Canshuur bixiyaal aan helin adeegyada dowladda

February, 16, 2019
Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ...

sawiro;’Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhigiisa Sweden kula kulmay Stockholm

February, 16, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda ...

Haweeney Dil Loogu Geystay Magaaada Muqdisho

February, 16, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ...

Wasaaradda Qorsheynta oo Kismaayo ka furtay shir ku saabsan qorshaha horumarinta Qaranka

February, 16, 2019
Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada ...

56 qof oo Hargab ugu dhimatay dalka giriigga

February, 16, 2019
Ugu yaraan 56 Qof ayaa Saddexdii Bil ee ...

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Maqaallo