GGGGGG
Saturday, November 17th, 2018
header

Shabaabkii ugu badnaa oo buux dhaafiyay Gobalka Bari

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on September 14, 2018 by   ·   No Comments

Waraka Laga   helayoo Gobolka Bari ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay Al-shabaab lagu arkay tuulooyin hor leh oo hoos taga Buuraleyda Galgala, halkaasi oo la sheegay in aysan horey u joogin shabaab.

Dadka deegaanka oo aan la xiriinay ayaa  sheegay in ay soo wajahday cabsi badan oo ku aadan In Al-shabaab ay dil u geystaan ama halkaasi uu dagaal ku dhexmaro ciidamada Puntland iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Sidoo kale tan iyo xalay ayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan oo aad u xoogan laga dareemayay Gobolka Bari, kaasi oo ay sameynayaan Ciidamada Puntland .

Amaanka Magaalooyinka Boosaaso iyo Qardho ayaa aad loo adkeeyay, iyadoona laga cabsi qabo weeraro ay Shabaab iyo Daacish halkaasi ka geystaan.

Saraakiisha ciidamada Puntland ayaa sidoo kale sheegay in ay howlgalo ka sameeyeen deegaanada xeebta dhaca, una dhaw degmada Garacad ee Gobolka Mudug kadib markii ayay yiraahdeen in ay  heleen xog ku aadan weeraro ay Qorsheynayaan Shabaab iyo daacish.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

CIA:”Amarka lagu dilay Wariye Kashoggi waxaa bixiyay Amir Maxamed Bin Salmaan”.

November, 17, 2018
Hay’adda Mareykanka u qaabilsan Sirdoonka arrimaha dibadda ee ...

Daacish oo u digtay Shabaabka ka dagaalama Soomaaliya

November, 17, 2018
Wargeyska Todobaadlaha ah ee ku hadla afka Daacishta ...

Mareykanka oo Soomaaliya Safaarad ka furanaayo

November, 17, 2018
Xiriirka Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa ahaa mid liita ...

Dhagayso:Warka Fiidnimo ee Radio Vos Cw

November, 16, 2018
Halkaan ka Dhagayso Warka oo uu soo jedinayo ...

Dhagayso:Faahfaahin Khasaare ka dhashay dagaal dhexmaray Ciidanka Galmudug iyo Shabaab

November, 16, 2018
Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan ...

SAWIRO: Wasiir Cawad oo kulan la yeeshay Dhiggiisa Kenya

November, 16, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire ...

SAWIRO: Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay madaxda Jasiiradda Cyprus

November, 16, 2018
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ...

Waxgarad Nabadeyn u socday oo Shil ku galay Galmudug

November, 16, 2018
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa waxa ...

Jabuuti oo qorsheynaysa in Eritrea ay ka dacweyso Maxkamada ICJ

November, 16, 2018
Maxamed Saciid Ducaale, oo ah safiirka Dowlada Jabuuti ...

Galmudug oo gacanta ku dhigtay baabuur qarax siday

November, 16, 2018
degmada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada ...

Maqaallo