GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Waraysi=Maamulka Dagmada Marka oo war ka soo Saaray Abaanduulihii hore ee Ciidanka xoogga dalka oo gaaray Marka

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 19, 2018 by   ·   No Comments

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Marka ee Caasimadda gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay la wareegeen inta badan Xaafaddaha Magaalada marka isla markaasina Caawa Ay Dagmadaasi ka Wadaan Howl Galo

Magaalada marko ayaa Xaafado ka mid ah waxaa gacanta ku haayay Al-Shabaab, halka Xaafaddaha qaarna ay joogeen Maleeshiyo Beeleed.

Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay ka baxeen Magaalada Markii ay soo galeen Ciidamada xoogga ee uu hoggaaminaayay Generaal Caanood.

Ciidamadaan uu hoggaaminaayo Generaal Caanood Maalmihii lasoo dhaafay ayay ka wadeen dhaqdhaqaaq Ciidan gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana dhawaan ay gaareen degmada Shalanbood.

Hadaba si aanu wax oga Ogaano Howl Galdaasi iyo Socdaalka abuundalihii Hore ee Ciidanka Xooga Dalka Waxaan Radio Vos uu la Xiiray Gudoomiyaha Dagmada Marka xasan cumar macaalin asagoo arimhaasi iyo arimo kal oo Dhowr ah ka Hadlay

Halkaan Hoose ka dhagayso Waraysiga

      Gudoomiyaha Dgmada marka

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shabaab oo sheegtay askar Mareykan inay ku dileyn duqeyn

February, 16, 2019
Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ...

Baarlamaanka Puntland oo maanta codka kalsoonida uqaadaya Xukuumada cusub

February, 16, 2019
Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan ...

Bulshada Muqdisho oo ah Canshuur bixiyaal aan helin adeegyada dowladda

February, 16, 2019
Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ...

sawiro;’Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhigiisa Sweden kula kulmay Stockholm

February, 16, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda ...

Haweeney Dil Loogu Geystay Magaaada Muqdisho

February, 16, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ...

Wasaaradda Qorsheynta oo Kismaayo ka furtay shir ku saabsan qorshaha horumarinta Qaranka

February, 16, 2019
Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada ...

56 qof oo Hargab ugu dhimatay dalka giriigga

February, 16, 2019
Ugu yaraan 56 Qof ayaa Saddexdii Bil ee ...

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Maqaallo