GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Waraysi-Xubnaha ispoortiga Galmudug oo is Haysto Ogow Sababta….

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 19, 2018 by   ·   No Comments

Tartanka isboortiga Dagmooyinka Galmudug ayaa dhawaan La Qabanaayaa Waxaana Arintaasi ka Taagan Muran Baaxad wayne

Wasiir ku xigeenka Dhalinyarada iyo ciyaaraha Maamulka Galmudug ayaa Horay  u sheegey in Tartaankaasi Lugu qabanaayo Magaalada Galkacyo ee Xaruunta Gobalka Mudug  Waxaase arintaasi ka Biyo Diiday Qaar ka mid ah Masuuliyiinta isboortiga Dagmoyinka Galmudug

Kulan si Heer sara ah loo soo agaasimay oo ay ka Qayb Galeen Xubno matalaayay Dagmooyinka into Badan ayaa Lugu qabtay dhuusamareeb kaasi oo loooga Dhuwaaqay intartankaasi lugu qabanaayo dhuusamareeb

Hadaba si aanu Wax Ogo Ogaano qaabka ay wax u socdaan waxaan wax ka Waydiiyay Xubin ka mid ah maamulka isboortiga Dagmada dhuusameeb

maxamuud Cabdi nuur oo ah Gudomiye ku xigeeenka isboortiga Dagmada dhuusamareeb waraysi uu siiyay Radio Vos  ayaa sheegey in Tartankaasi 25 bishan Dhuusameeb lugu qabanaayo isla markaasina ay ka qayb Galayaan dhamaanba Dagmooyinka Galmudug

Halkaan Hoose ka dhgayso

      Xubin ka Mid maamulka sportga Dhuusamareeb

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shabaab oo sheegtay askar Mareykan inay ku dileyn duqeyn

February, 16, 2019
Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ...

Baarlamaanka Puntland oo maanta codka kalsoonida uqaadaya Xukuumada cusub

February, 16, 2019
Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan ...

Bulshada Muqdisho oo ah Canshuur bixiyaal aan helin adeegyada dowladda

February, 16, 2019
Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ...

sawiro;’Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhigiisa Sweden kula kulmay Stockholm

February, 16, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda ...

Haweeney Dil Loogu Geystay Magaaada Muqdisho

February, 16, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ...

Wasaaradda Qorsheynta oo Kismaayo ka furtay shir ku saabsan qorshaha horumarinta Qaranka

February, 16, 2019
Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada ...

56 qof oo Hargab ugu dhimatay dalka giriigga

February, 16, 2019
Ugu yaraan 56 Qof ayaa Saddexdii Bil ee ...

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Maqaallo