GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Guddoomiyihii Baarlamaanka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Iscasilay

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 18, 2018 by   ·   No Comments

Wararka aanu hadda ka helayno magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad deegaanka soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in uu iscasilay guddoomiyihii baarlamaanka dawlad deegaanka soomaalida Itoobiya Maxamed Rashiid Isaaaq.
Waxaa kale oo wararku sheegayaan in isaguna uu is casilay hoggaamiyihii golaha dhexe ee xisbiga Khadar Cabdi Ismaaciil.

Dhawaan ayaa waxaa is casilay madaxweynihii dawlad degaanka Cabdi Maxamuud Cumar, waxaa kale oo uu iska casilay hoggaamiyaha xisbiga ESPDP, waxaana xisbiga guddoomiye ka noqday wasiirka warfaafinta Itoobiya Axmed Shide halka madaxweyne si KMG ah looga dhigay Axmed Cabdi Ilka Case.

Lama sheegin sababta mas’uuliyiintan ay isaga casileen xilalkooda hayeeshee magaalada Adis ababa waxaa dhawaan looga yeedhay madaxda maamulka iyo dhammaan xubnaha golaha xisbiga maamula degaanka iyada oo ay socdaan wadahadallo lagu xallinayo mushkiladihii ka dhashay rabshadihii Jigjiga.

Sidoo kale wefti ka socda Ururka ONLF ayaa ku sugan magaalada Adis ababa, waxaana ay wadahadal kula jiraan dawladda federaalka Itoobiya.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shabaab oo sheegtay askar Mareykan inay ku dileyn duqeyn

February, 16, 2019
Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ...

Baarlamaanka Puntland oo maanta codka kalsoonida uqaadaya Xukuumada cusub

February, 16, 2019
Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan ...

Bulshada Muqdisho oo ah Canshuur bixiyaal aan helin adeegyada dowladda

February, 16, 2019
Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ...

sawiro;’Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhigiisa Sweden kula kulmay Stockholm

February, 16, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda ...

Haweeney Dil Loogu Geystay Magaaada Muqdisho

February, 16, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ...

Wasaaradda Qorsheynta oo Kismaayo ka furtay shir ku saabsan qorshaha horumarinta Qaranka

February, 16, 2019
Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada ...

56 qof oo Hargab ugu dhimatay dalka giriigga

February, 16, 2019
Ugu yaraan 56 Qof ayaa Saddexdii Bil ee ...

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Maqaallo