GGGGGG
Saturday, November 17th, 2018
header

Dawlada Tukiga oo sheegtay inaysan jirin cid ay kula tartamayso Soomaaliya

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 18, 2018 by   ·   No Comments

Turkigu kula tartami mayo wadan kale isku dayga ah xallinta colaadaha Soomaaliya, sida waxaa yiri safiirka Turkiga ee fadhiya magaaladda Muqdisho.

“Waligeen kulama aanan tartamin cid kale Soomaaliya… Turkigu waxaa uu aaminaad iyo Jaceyl ka helay Soomaaliya tan iyo 2011” ayuu yiri Olgan Bekar oo la hadlay wakaaladda wararka ufaafisa wadanka Turkiga ee Anadol,

waxaa uuna diiday Sheegashooyinka ah in Turkigu uu ka mid yahay  dhinacyada isku haya Soomaaliya.

“Turkigu boos sharafeed ayuu ku leeyahay Soomaaliya ayuu yiri” waxaa uuna intaas ku daray in u jeedada Turkigu ay tahay in uu caawiyo Dadka Soomaaliyeed uuna ka saaro xanuunka ay la dhibtoonayeen tan iyo 1991-kii.

Waxaa jiray Qoraallo lagu sheegay in Turkigu uu ka mid yahay Wadammo Soomaaliya ku hardamaya wixii ka dambeeyay Markii uu sanad iyo bilooyin ka hor soo billowday khilaafka u dhexeeya Dowladaha khaliijka.

Imaaraadka Carabta iyo Sucuudiga oo saf ah iyo Qadar iyo Turkiga oo dhanka kale ah ayaa la sheegay in uu hardankaasi u dhaxeeyo.

Afarta Dowladood saameyn ayey ku leyihiin Soomaaliya, waxaana jira dano is xulufeysi ah iyo kuwo ay doonayaan in ay si gooni gooni ah uga gaaraan Soomaaliya.

“ma dooneyno in cidina ay si toos ah usoo faragaliso arrimaha gudaha Soomaaliya, waxaan dooneynaa in dalalku ay door dhisme ciyaaraan” ayuu hadalkiisa kusii daray Safiirka Turkiga ee Soomaaliya.

Mar uu soo hadal qaaday taageeradda Turkiga uu siiyo Soomaaliya ayuu aad u faahfaahiyay taageeradda militari ee Turkigu uu siiyo Soomaaliya wuxuuna ka sheekeeyay saldhigga Turkigu uu Muqdisho ku leeyahay iyo sida uu u caawinayo Ciidamada Soomaalida.

Waxaa uu sheegay in ay Caawimaad ka geysanayaan sidii Soomaaliya ay uga maarmilahayd AMISOM oo dalka ka shaqaynaysay tan iyo 2007dii.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

CIA:”Amarka lagu dilay Wariye Kashoggi waxaa bixiyay Amir Maxamed Bin Salmaan”.

November, 17, 2018
Hay’adda Mareykanka u qaabilsan Sirdoonka arrimaha dibadda ee ...

Daacish oo u digtay Shabaabka ka dagaalama Soomaaliya

November, 17, 2018
Wargeyska Todobaadlaha ah ee ku hadla afka Daacishta ...

Mareykanka oo Soomaaliya Safaarad ka furanaayo

November, 17, 2018
Xiriirka Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa ahaa mid liita ...

Dhagayso:Warka Fiidnimo ee Radio Vos Cw

November, 16, 2018
Halkaan ka Dhagayso Warka oo uu soo jedinayo ...

Dhagayso:Faahfaahin Khasaare ka dhashay dagaal dhexmaray Ciidanka Galmudug iyo Shabaab

November, 16, 2018
Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan ...

SAWIRO: Wasiir Cawad oo kulan la yeeshay Dhiggiisa Kenya

November, 16, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire ...

SAWIRO: Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay madaxda Jasiiradda Cyprus

November, 16, 2018
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ...

Waxgarad Nabadeyn u socday oo Shil ku galay Galmudug

November, 16, 2018
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa waxa ...

Jabuuti oo qorsheynaysa in Eritrea ay ka dacweyso Maxkamada ICJ

November, 16, 2018
Maxamed Saciid Ducaale, oo ah safiirka Dowlada Jabuuti ...

Galmudug oo gacanta ku dhigtay baabuur qarax siday

November, 16, 2018
degmada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada ...

Maqaallo