GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Saraakiisha NISA ee Jubbaland oo hawlo nabadeyn ah ka wada miyiga Kismaayo

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 17, 2018 by   ·   No Comments

Saraakiisha ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland oo kaashanaya masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa mudo ku siman Todobaad hawlo nabadeyn ah waxa ay ka wadaan miyiga fog, Koonfurta Galbeed ee magaalada Kismaayo.

Duleedka magaalada Kismaayo waxaa isku heysta oo dagaal khasaare geystay uu ku dhexmaray maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed oo mudo todobaad ka badan isku heysta halkaasi.

Dagaalka labadan beelood ayaa waxaa la sheegay inuu salka ku hayo arrimo dhuleed iyo waliba xoolo labada dhinac ay kala dhaceen, midaasina ay sababtay in beelaha ay isku soo hub uruursadaan.

Xubno la socda saraakiisha Nabad Sugidda Jubbaland ee nabadeynta wada ayaa waxa ay inoo sheegeen in xal laga gaaray dhibaatooyinka miyiga ka jiray, islamarkaana la soo saaray qodobo ay ku heshiiyeen dhinacyada diriray.

Sawirro laga soo qaaday kulan dhexmaray Saraakiisha Nabad Sugidda iyo waxgaradka labada beelood ayaa waxaa ka muuqday iyaga oo wada fadhiya, islamarkaana ka wada hadlaya sidii colaadan aysan mar dambe u soo laaban laheyn.

Baarlamanka Puntland ayaa Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) waxa ay ugu baaqeen inuu qaado talaabo deg deg ah oo wax looga qabanayo colaadaha soo laab laabtay ee ka taagan duleedka magaalada Kismaayo.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shabaab oo sheegtay askar Mareykan inay ku dileyn duqeyn

February, 16, 2019
Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ...

Baarlamaanka Puntland oo maanta codka kalsoonida uqaadaya Xukuumada cusub

February, 16, 2019
Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan ...

Bulshada Muqdisho oo ah Canshuur bixiyaal aan helin adeegyada dowladda

February, 16, 2019
Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ...

sawiro;’Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhigiisa Sweden kula kulmay Stockholm

February, 16, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda ...

Haweeney Dil Loogu Geystay Magaaada Muqdisho

February, 16, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ...

Wasaaradda Qorsheynta oo Kismaayo ka furtay shir ku saabsan qorshaha horumarinta Qaranka

February, 16, 2019
Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada ...

56 qof oo Hargab ugu dhimatay dalka giriigga

February, 16, 2019
Ugu yaraan 56 Qof ayaa Saddexdii Bil ee ...

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Maqaallo