GGGGGG
Sunday, November 18th, 2018
header

Gen. Bariise “Shalay hadii Laba amar ay bixi jirtay maanta Hal amar ayaa baxaya

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 17, 2018 by   ·   No Comments

Taliyaha ciidanka hoggaanka ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed General C/laahi Xasan Bariise oo la hadlay all saaxo ayaa sheegay markii magaalada gudaheeda ay ka wada shaqeyn jireen ciidanka Nabad Sugidda iyo kuwa Booliska uu imaan jiray isku dhac ciidanka dhexdooda ah, balse hada arrintaasi ay dhamaatay.

Wuxuu sheegay ciidankii Nabad Sugidda ee magaalada ka hawlgali jiray qaarkood in la hoos geeyay Booliska, kana amar qaadanayaan Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Bashiir Cabdi Maxamed, arrintana ay keentay in la helo wada shaqeyn dhab ah oo ciidamda ay yeeshaan.

General C/laahi Xasan Bariise ayaa shacabka Soomaaliyeed ka codsaday inay la shaqeeyaan ciidamada ammaanka, islamarkaana soo gudbiyaan ragga falalka amni daro geysanaya.

“Shalay laba amar hadii ay bixi jirtay, maanta Hal amar ayuu ku soo wareegay amnigii oo Taliyaha ciidanka Booliska ayay ka amar qaadanayaan ciidankii Nabad Sugidda ee lagau biiriyay Booliska, hada waxaa u socda tababar xirfadeed, waxaan rajeynaa in amniga aan ku guuleysano, shacabka waxaan ka codsanayaa inay nagala shaqeeyaan sugidda amniga.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhammaadkii bishii July ee sanadkan isbedel cusub ku sameysay talisyada Booliska, Nabad suggida iyo Taliska guud ee ciidamada Taraafikada, taasi oo qasabtay in la baabi’iyo Taliskii NISA ee gobolka Banaadir, iyada oo looga gol leeyahay sugidda ammaanka magaalada Muqdisho.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Mareykanka Oo Xabsi Kasii Daayey Muwaadin Soomaaliyeed

November, 18, 2018
Xakimiin heer Federaal ah ayaa xabsiga kasii daayay ...

Waraysi:- Tuugo Jidka U Gashay Gaari Ari Siday Gobolka Shabeellada Dhexe

November, 18, 2018
Rag Hubeysan Ayaa Xalay Waxa Ay Jidka U ...

Shirka Golaha Guud Ee Midawga Afrika Oo Maanta La Soo Geba-Gabeynayo

November, 18, 2018
Maanta oo Axad ah ayaa la filayaa in ...

Wariye Lagu Dhaawacay Gobolka Mudug Iyo Faah Faahin Ka Soo Baxeysa

November, 18, 2018
Waxaa saakay degmada Jariiban ee Gobolka Mudug Puntland ...

Booliska Britain oo xabsiga dhigay Banaan-baxayaal

November, 18, 2018
Kumanaan banaanbaxayaal ah ayaa isugu soo baxay wadooyinka ...

Ciidamo cusub oo lagu wareejin doono Amaanka Muqdisho

November, 18, 2018
R/wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa habeenkii xalay ahaa ...

Shir heer Caalami ah oo looga hadlaayo Ganacsiga oo Muqdisho ka furmay

November, 18, 2018
Shir looga hadlayo Ganacsiga Soomaaliya iyo Horumarada Dhaqaale ...

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Uganda oo Soomaalida ugu baaqay in ay isku tashadaan

November, 18, 2018
Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Dalka Uganda Jocob Oulanyah ayaa ...

Dhagayso:-Bar.Xiisaha lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos Cw

November, 17, 2018
Halkaan ka Dhagayso Bar.oo uu soo jeedinayo wariye ...

AKHRISO: Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo oo la Kala Diray.

November, 17, 2018
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa  ...

Maqaallo