GGGGGG
Tuesday, October 23rd, 2018
header

Xukuumadda Somalia Oo Ku Dhawaaqday Qorsho Wax Looga Bedelayo Dhoofinta Xoolaha

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 12, 2018 by   ·   No Comments

Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wada dardar gelinta qorsho wax looga badalayo xoolaha laga dhoofiyo Soomaaliya ka dib markii maalma ka hor dowladda Sacuudiga ay dib u soo celisay xoolo laga dhoofiyey dekada Magaalada Boosaaso

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khdar) ayaa sheegay in dowlada ay ka fikireyso sidii loo horumarin lahaa xoolaheena ama kor loogu qaadi lahaa ganacsigooda maadaama loo dhoofiyo dalka dibadiisa.
Waxa uu sheegay in sidoo kale in Xukuumadda Soomaaliya ay qorsheyneyso waxka bedelka habka dhoofinta Xoolaha oo uu sheegay in la koontoroolayo Caafimaadkooda,isla markaana baaritaano lagu sameynayo.

Hadalka Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ku soo aadaya xilli dowladda Sacuudiga ay soo celisay Xoolo laga dhoofiyey Soomaaliya,iyada oo sheegtay in laga helay Cudurka ku dhaca Xoolaha ee (Rift Valler Fever)

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

dhageyso ;xiisah badanaa bar’ xulka wreysiyad ee radio vos c’wqa

October, 23, 2018
halakn ka dhageyso baraamijkiii  xiiisah badanaa ee xulka ...

Waraysi:Cadaymo ah in somaliland ku lug leedahay Dagaalada sool oo la shaaciyay

October, 23, 2018
Mohamuud Xasan Soo Cadde Oo ka mid ah ...

Dhagayso:Aqalka Sare oo sheegay in xukuumadda ay ka heleen jawaabtii ay ka sugayeen

October, 23, 2018
Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ...

Akhriso:-Musharixiinta Madaxweynaha Puntland Oo Digniin Soo Saaray

October, 23, 2018
Puntland Focus Group ayaa warsaxafeed ka soo saartay ...

Waraysi:Muxuu Salka Ku hayaa Khilaafka Siyaasadeed Ee ka Dhaxeeya Madaxda Maamul Goboleedyada Qaarkood Iyo Dawladda Dhexe?

October, 23, 2018
Khilaafka Siyaasadeed Ee Ka Dhaxe-Aloosan Madaxda Maamul Goboleedyada ...

Sawirro:-Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta Oo Furay Shirweynaha Teknolojiyada Muqdisho

October, 23, 2018
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Md. Eng Cabdi ...

Hogaamiye ku xigeenkii Daacishta Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho.

October, 23, 2018
Sida ay sheegayaan wararka  hogaamiye ku xigeenkii dagaalamayaasha ...

Madaxweynaha Turkiga oo caalamka Warbixin ka siiyay dilkii Khashoggi

October, 23, 2018
Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka ...

DHAGEYSO: RW Kheyre oo Amar siiyay Wasiirka Difaaca iyo Taliyaha Xoogga

October, 23, 2018
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan ...

Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay dagaalka Sool

October, 23, 2018
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ...

Maqaallo