GGGGGG
Monday, August 20th, 2018
header

Dilal Aanooyin Qabiil Oo Ka Dhacay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Mudug

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 12, 2018 by   ·   No Comments

Degmada Bursaalax oo ka tirsan Gobolka Mudug ayaa saakay waxaa la sheegayaa in xiisad colaad ay ka taagan tahay, taas oo mudooyinkii dambe jirtay.

Dadka deegaanka bursaalax ayaa sheegay in colaada ay ka dambeysay kadib markii nin horey loogu dilay degmada,isla markaana shalay nin oo la sheegay in dilkii hore loogu aarayo lagu dilay deegaan lagu magacaabo kalabayr oo ka tirsan Gobolka Mudug.
Dilalkaan ka dhacay Degmada Bursaalax ayaa waxaa lagu tilmaamay in ay yihiin kuwo la xiriira Aano qabiil,iyadoo weli ay taagan tahay xiisad colaadeed
Dhinaca kale Waxgaradka ku nool bursaalax ayaa ayaa ku baxay colaada jirta si loo damiyo ,waxaana lagu wadaa in la kala dhexgalo dadka isku dilaya Aano qabiil.

Inta badan dadka reer Miyiga ah ayaa waxaa dhexmara colaado salka ku haya is qab qabsi , daaqsin, Ceelbiyoodyo iyo Beeraha intaba, waxaana dagaallo dhexmaro dhexdooda ka dhasha khasaarooyin kala duwan oo mid nafeed ay ka mid tahay

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dhagayso-Bar.Xiisaha Lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos Caabudwaaq

August, 19, 2018
  Halkaan Hoose ka dhagayso Barnaamijka oo uu soo ...

Waraysi=Maamulka Dagmada Marka oo war ka soo Saaray Abaanduulihii hore ee Ciidanka xoogga dalka oo gaaray Marka

August, 19, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Marka ee Caasimadda ...

Waraysi-Xubnaha ispoortiga Galmudug oo is Haysto Ogow Sababta….

August, 19, 2018
Tartanka isboortiga Dagmooyinka Galmudug ayaa dhawaan La Qabanaayaa ...

WARAYSI-Laamaha Amaanka Caabudwaaq oo War soo Saaray

August, 19, 2018
Ciidmaada amaanka ee ku sugan Caabudwaaq ayaaa Maalmihii ...

Maamul KMG ah oo Loo Magacaabay Qeybta Canshuuraha Dekedda Moqdisho

August, 19, 2018
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ...

Khayre Oo Shir Guddomiyey Shir La isku Raacay in wax laga badalo qaabka Wada Shaqeened Garsoorka iyo Booliska

August, 19, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukumamadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali ...

Madaxweyne Gaas oo amray in Puntland la galiyo xaalad dagaa

August, 19, 2018
Gudiga difaaca Puntland ayaa maanta shirjara’id waxa ay ...

SAWIRRO: Madaxweyne Xaaf oo gaaray Gaalkacyo

August, 19, 2018
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ...

Shirka wadatashiga diyaarinta hanaanka dib u heshiisiinta oo la soo gaba gabeeyay (SAWIRRO)

August, 19, 2018
Wajigii Labaad ee shirka wadatashiga diyaarinta hanaanka dib ...

Jubbaland oo ka jawaabtay Hadalkii Faarax Macalin

August, 19, 2018
Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa jawaab kulul ka ...

Maqaallo