GGGGGG
Monday, August 20th, 2018
header

Bililiqo ka dhacday Godey iyo Xiisad ka taagan

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 12, 2018 by   ·   No Comments

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Godey ee dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka dhaceen rabashado.

Sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka magaalada Godey dadkii deganaa ee aan Soomaalida ahayn ganacsigoodii la boobay.

Dhibkaasi oo la sheegay inay geysteen dhalin yaro mudaharaadayey oo sida la sheegay ka caraysan xiisaddii ka aloosantay magaalada Jigjiga ee xarunta Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya.

Magaalada Godey ayaa hadda waxaa jirta xaalad deganaan la’aan ah, waxaana la sheegay in dadka aan Soomaalida aheyn in ay bilaabeen in ay ka baxaan.

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa socday dedaal ay wadeen xubno ka tirsan Golaha Sare ee Islaamka Itoobiya xafiiskiisa Godey oo waday waano iyo wacyi gelin ay ku daminayeen xaaladdii taagnayd.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dhagayso-Bar.Xiisaha Lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos Caabudwaaq

August, 19, 2018
  Halkaan Hoose ka dhagayso Barnaamijka oo uu soo ...

Waraysi=Maamulka Dagmada Marka oo war ka soo Saaray Abaanduulihii hore ee Ciidanka xoogga dalka oo gaaray Marka

August, 19, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Marka ee Caasimadda ...

Waraysi-Xubnaha ispoortiga Galmudug oo is Haysto Ogow Sababta….

August, 19, 2018
Tartanka isboortiga Dagmooyinka Galmudug ayaa dhawaan La Qabanaayaa ...

WARAYSI-Laamaha Amaanka Caabudwaaq oo War soo Saaray

August, 19, 2018
Ciidmaada amaanka ee ku sugan Caabudwaaq ayaaa Maalmihii ...

Maamul KMG ah oo Loo Magacaabay Qeybta Canshuuraha Dekedda Moqdisho

August, 19, 2018
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ...

Khayre Oo Shir Guddomiyey Shir La isku Raacay in wax laga badalo qaabka Wada Shaqeened Garsoorka iyo Booliska

August, 19, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukumamadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali ...

Madaxweyne Gaas oo amray in Puntland la galiyo xaalad dagaa

August, 19, 2018
Gudiga difaaca Puntland ayaa maanta shirjara’id waxa ay ...

SAWIRRO: Madaxweyne Xaaf oo gaaray Gaalkacyo

August, 19, 2018
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ...

Shirka wadatashiga diyaarinta hanaanka dib u heshiisiinta oo la soo gaba gabeeyay (SAWIRRO)

August, 19, 2018
Wajigii Labaad ee shirka wadatashiga diyaarinta hanaanka dib ...

Jubbaland oo ka jawaabtay Hadalkii Faarax Macalin

August, 19, 2018
Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa jawaab kulul ka ...

Maqaallo