GGGGGG
Monday, August 20th, 2018
header

AMISOM oo lagu Amray howlgal deg deg ah

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 12, 2018 by   ·   No Comments

Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Lt. Gen. Jim Owoyesigire, ayaa amar ku bixiyay dhammaan ciidammada ku sugan Soomaaliya ee AMISOM in ay si joogta ah u fuliyaan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab, islamarkaana ay la shaqeeyaan Ciidamada Qaranka Soomaaliya ee Al-Shabaab dagaalka kula jira.

Waxaa uu sheegay in Ciidamada dowladda kaligood ay Shabaab beegsaddaan ,halka AMISOM ay dhankeeda ay si gaar ah Al-Shabaab ula dagaalanto, taasina ay wiiqeyso awooda Ciidamada oo loo baahan yahay in ay si wadajir ah u wadda howlgallaan.

Taliyaha Ciidamada AMISOM, waxaa uu sheegay in ay waajib tahay in sare loo qaado tababaradda Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed si loo dhaqangeliyo qorshaha kala guurka.

Owoyesigire, oo ah taliyihii hore ee ciidamada UPDF, ayaa Khudbad u jeedinaayay qaybta ciidamada AMISOM ee Johwar.

Madaxa AMISOM Waxaa uu sidoo kale sheegay in ay bilaabeen qiimeynta amniga ee dhammaan xarumaha weyn ee Ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin Soomaaliya, sidoo kale AMISOM ay xilweyn iska saari doonto xaqiijinta Ammaanka Wadada xiriisa Muqdisho iyo Jowhar.

Taliyaha Ciidamada AMISOM ayaa ku baaqay howlgallo deg deg ah oo laga bilaabo meelaha ay ku sugan yihiin Al-Shabaab.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dhagayso-Bar.Xiisaha Lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos Caabudwaaq

August, 19, 2018
  Halkaan Hoose ka dhagayso Barnaamijka oo uu soo ...

Waraysi=Maamulka Dagmada Marka oo war ka soo Saaray Abaanduulihii hore ee Ciidanka xoogga dalka oo gaaray Marka

August, 19, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Marka ee Caasimadda ...

Waraysi-Xubnaha ispoortiga Galmudug oo is Haysto Ogow Sababta….

August, 19, 2018
Tartanka isboortiga Dagmooyinka Galmudug ayaa dhawaan La Qabanaayaa ...

WARAYSI-Laamaha Amaanka Caabudwaaq oo War soo Saaray

August, 19, 2018
Ciidmaada amaanka ee ku sugan Caabudwaaq ayaaa Maalmihii ...

Maamul KMG ah oo Loo Magacaabay Qeybta Canshuuraha Dekedda Moqdisho

August, 19, 2018
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ...

Khayre Oo Shir Guddomiyey Shir La isku Raacay in wax laga badalo qaabka Wada Shaqeened Garsoorka iyo Booliska

August, 19, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukumamadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali ...

Madaxweyne Gaas oo amray in Puntland la galiyo xaalad dagaa

August, 19, 2018
Gudiga difaaca Puntland ayaa maanta shirjara’id waxa ay ...

SAWIRRO: Madaxweyne Xaaf oo gaaray Gaalkacyo

August, 19, 2018
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ...

Shirka wadatashiga diyaarinta hanaanka dib u heshiisiinta oo la soo gaba gabeeyay (SAWIRRO)

August, 19, 2018
Wajigii Labaad ee shirka wadatashiga diyaarinta hanaanka dib ...

Jubbaland oo ka jawaabtay Hadalkii Faarax Macalin

August, 19, 2018
Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa jawaab kulul ka ...

Maqaallo