GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Waraysi:ONLF oo War ka soo Saartay Doorkeeda ku aadan Xasilin DDSI

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 11, 2018 by   ·   No Comments

Cabdiqaadir Xasan Hirmooge Caddaani, Afhayeenka ururka ONLF oo wareysi gaar ah siiyay Radio Vos  ayaa waxaa uu kaga hadlay Doorkooda ku aadan xasilinta Gobolka soomaalida itoobiya.

Cabdiqaadir Xasan Hirmaage ayaa waxaa uu sheegay in dhibaatooyinka ka taagan Deegaanada dowlad deegaanka soomaalida itoobiya aysan gacamaha ka laaban doonin ilaa xaal looga helo.

Dhinac kale Afhayeenka ururka ONLF ayaa shacabka Reer jigjiga uga baaqay inaysan guriyahooda ka qixin ayna wataan shaqooyinkooda iyo ka shaqeynta nabada Gobolka.

Uga dambeyn waxaa uu Mhad celin Balaaran U jeediyey Boqor Burhaan Boqor Buur madoobe isagoona ku amaanay Hadlkii uu dhawaan Boqorka jeediyey kuna aadanaa in kheeyraadka shacabka soomaaliyeed aan lagu tuman karin

Aweys Bashiir C.raxmaan Timo ayuu U waramay

      120216_003 - My Recording

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay Guddiga Hanti soo celinta Qaranka

February, 15, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ...

QM oo Milaayiin Dollar ku bixineysa nabadda Soomaaliya.

February, 15, 2019
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka ...

Maraykanka oo diyaarinaya talaabo millatari oo ka dhan ah Venezuela.

February, 15, 2019
Wadanka Maraykanka ayaa ciidamadiisa gaarka ah ku sii ...

Qaraxyo miino oo ay ku dhinteen beeralay iyo shaqaale ammaanka qaabilsan oo ka dhacay Jordan.

February, 15, 2019
Beeraley u dhalatay wadanka Jordan ayaa lasoo warinayaa ...

Al-shabaab oo madaafiic ku weeraray Baar Sanguuni

February, 15, 2019
Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay weerar ...

Khasaaraha Ka Dhashay Dab Xalay Ka Kacay Magaalada Gaalkacyo

February, 15, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa ...

Xildhibaan isu casilay rooti uu xaday

February, 15, 2019
Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka ...

Maqaallo