GGGGGG
Friday, August 17th, 2018
header

WARARKII U DANBEEYAY XAALADA DOWLAD DEEGAANKA SOOMAALIDA IYO SHIRARKII KASOCDAY ADISABABA

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 11, 2018 by   ·   No Comments

MAXAA U DAMBEEYEY DOWLAD-DEEGAANKA

Dhawaan ayeey aheeyd markii ay xubno kor udhaafaya 42 xubnood oo katirsan xisbiga talada haya ee deegaanka soomaalida looga yeeray magaalada adis ababa halkaas oo ay wada hadal kula yeelanayeen madaxda iyo xisbiga dalka u taliya.

Hadaba wararka laga helayo caasimada ethopia ee adis ababa ayaa sheegaya in uu wada hadalku uu si fiican u socdo oo ay jiraan qodobo laysla eegay wada hadalna laga galay.

 Waxay labada dhinac qodobada ay kawada hadleen kamid ahaa

1. In Madaxweynaha Cusub Axmed Ilkacase uu xilkiisa sii wato labada sano ee u dhimanayd madaxweeynihii ka horeeyay

2.In ciidanka Liyuu Booliska ay sidoodii u sii shaqeeyaan.

3. In la baaro shaqaaqadihii Jigjiga ka dhacay .

Kulan kale ayaa maanta ka dhacaya Addis Ababa. Wixii ka soo kordhana halkan kala soco  allsaaxo.com.

Readers Comments (0)




Wararkii ugu dambeeyay

Itoobiya oo sheegtay iney ciidamadeeda ka soo qaadeyso xadka Eretrea

August, 17, 2018
Ciidamada Itoobiya oo muddo 20 sana ah ku ...

Dowladda Qatar oo kordhineysa taageerada ay siiso ciidamada Soomaaliya

August, 17, 2018
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Sacuudiga oo balan qaad u sameeyay xujeyda Soomaaliyeed

August, 17, 2018
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda ...

Abiy Axmed oo sheegay inuu wax ka qaban doono xiisada Soomaalida iyo Oromada

August, 17, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa ...

Gen. Bariise “Shalay hadii Laba amar ay bixi jirtay maanta Hal amar ayaa baxaya

August, 17, 2018
Taliyaha ciidanka hoggaanka ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha ciidanka ...

Saraakiisha NISA ee Jubbaland oo hawlo nabadeyn ah ka wada miyiga Kismaayo

August, 17, 2018
Saraakiisha ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland oo ...

Jabuuti oo war ka soo saartay xiriirka ay la leedahay Soomaaliya

August, 17, 2018
Maxamuud Cali Yuusuf oo ah Wasiirka arrimaha dibadda ...

XFS oo amartay Hay’adaha DF inay dhaqan-geliyaan sharciga Iibka Qaranka

August, 17, 2018
 Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa soo saartay amar ...

(Daawo Sawirro) Dowlada Qatar oo balan-qaad muhiim ah u sameysay Ciidanka Booliska Somalia

August, 16, 2018
aliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Dhagayso-Barnaamijkii Xiisaha Lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos C.waaq

August, 16, 2018
  Halkaan Hoose ka Dhagayso Bar-oo -uu soo jediye ...

Maqaallo

Itoobiya oo sheegtay iney ciidamadeeda ka soo qaadeyso xadka Eretrea

August, 17, 2018
Ciidamada Itoobiya oo muddo 20 sana ah ku ...

Dowladda Qatar oo kordhineysa taageerada ay siiso ciidamada Soomaaliya

August, 17, 2018
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Sacuudiga oo balan qaad u sameeyay xujeyda Soomaaliyeed

August, 17, 2018
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda ...

Abiy Axmed oo sheegay inuu wax ka qaban doono xiisada Soomaalida iyo Oromada

August, 17, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa ...

Gen. Bariise “Shalay hadii Laba amar ay bixi jirtay maanta Hal amar ayaa baxaya

August, 17, 2018
Taliyaha ciidanka hoggaanka ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha ciidanka ...

Saraakiisha NISA ee Jubbaland oo hawlo nabadeyn ah ka wada miyiga Kismaayo

August, 17, 2018
Saraakiisha ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland oo ...

Jabuuti oo war ka soo saartay xiriirka ay la leedahay Soomaaliya

August, 17, 2018
Maxamuud Cali Yuusuf oo ah Wasiirka arrimaha dibadda ...

(Daawo Sawirro) Dowlada Qatar oo balan-qaad muhiim ah u sameysay Ciidanka Booliska Somalia

August, 16, 2018
aliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Dhagayso-Barnaamijkii Xiisaha Lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos C.waaq

August, 16, 2018
  Halkaan Hoose ka Dhagayso Bar-oo -uu soo jediye ...

Daawo Warbixin :-Dalxiisayaasha Galmo-Doonka Ah Oo Guur Ku Daga Gashaantiyada Soomaalida!

August, 16, 2018
Warbixin lagu baahiyey Tv-ga Channel 4 ee laga ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com