GGGGGG
Thursday, November 15th, 2018
header

Shabaab oo xiray dad Ajaanib ah

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 11, 2018 by   ·   No Comments

Wararka naga soo gaaraya degmada Jilib ee gobolka Jubadda Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalyahanada Al-Shabaab ay xireen dad Ajaanib ah oo halkaasi ku sugnaa.

Dadkaan ayaa lagu qabtay howlgal ciidamada Al-Shabaab ay ka sameeyeen degmada Jilib.

Dadka degaanka ayaa allsaaxo u sheegay in dadkaan oo kasoo jeedda Kenya ay Ciidamada Al-Shabaab uga shakiyeen in ay yihiin Basaasiin.

Baaritaano ayaa ku socda dadkaan Ajaanibta ah oo la geeyay xabsi ku yaalla degmada Jilib oo ay maamulaan Al-Shabaab.

Al-Shabaab ayaa inta badan beegsadda Ajaanibta ku sugan degaanada ay gacanta ku hayaan, waxaana ay sheegaan in ay yihiin Sirdoon u shaqeeya dalalka reer Galbeedka.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

War-Dag-Dag-ah-Dagaal Khasaare Gaystay oo ka dhacay Kaxandhaale

November, 14, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaayo weerar ...

Ku dhawaad 50 qof oo ku dhimatay dabka ka Socda California

November, 14, 2018
Boqolaal ka mid ah shaqaalaha dabdamiska Mareykanka ayaa ...

Dhageyso: Al-shabaab oo shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo is-miidaamiye isku Qarxiyey Hotel Saxafi

November, 14, 2018
Warbaahinta kooxda Al-shabaab ayaa baahisay warbixin ku saabsan ...

Guddigii Dabagalka Qaramada Midoobey ee Somaliya iyo Eritrea oo la kala diray

November, 14, 2018
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kala diray ...

Maxaa ka cusub Maanta doorashadda Madaxtinimadda Koonfur Galbeed?

November, 14, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda ...

Dowlada Eritrea oo Maanta lagu wado in cunaqabateynta hubka laga qaado.

November, 14, 2018
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobe ayaa Maanta lagu ...

Askar ka tirsan Puntland oo lagu dilay Boosaaso.

November, 14, 2018
Wararka ka imaanaya Magalada Boosaaso ee  Gobolka Bari ...

Wasiiru Dowladaha Arimaha dibada oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobe.

November, 14, 2018
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane ...

Gaadiid badan oo ku xayiran Shabeelaha Hoose.

November, 14, 2018
Ku dhawaad 300 oo gaadiidka Xamuulka ah ayaa ...

Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadaya ku noqoshada Miisaaniyadda

November, 14, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ka ...

Maqaallo