GGGGGG
Sunday, April 21st, 2019
header

Saameynta dowladda Imaaraadka Carabta ee Geeska Afrika oo xoogeysatay

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 11, 2018 by   ·   No Comments

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa qorshaynaysa in ay dhisto dhuumo saliideed oo isku xira dalka Eritrea iyo dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya sidda ay shaaciyeen Warbaahinta dowladda Itoobiya.

Tan ayaa muujinaysa in ay tahay mid sii kordhinaysa saameynta dowladda Imaaraadka Carabta ee Geeska Afrika.

Dowladda Ethiopia waxay bilowday inay soo saarto Saliid tijaabo ah oo laga helay kaydka dowlad degaanka Soomaalida bishii Juun waxaana ay u baahan tahay in loo maro Eritrea si ay u dhoofiso.

Itoobiya ayaa markii ugu horeysay ka warbixisay qorshaha dhuumaha Saliida laga bilaabo Jimcihii ka dib kulan ka dhacay Addis Ababa oo u dhaxeeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Reem Al Hashimy, wasiirka arimaha dibada ee Imaaraadka Carabta.

Imaaraadka Carabta ayaa kaalin muuqata ka qaadatay taageerada Itoobiya iyo Ereteria si loo soo afjaro dagaalkii 20-kii sano ee la soo dhaafay ka dhaxeeyay Labadda dal.

Hashimy, oo bishii hore si rasmi ah loogu aqoonsaday hoggaaminta siyaasadda UAE ee hoggaanka Afrikada Saxaraha hoose, ayaa sheegay in kulanka Abiy Ahmed ka dib in UAE doonayso in ay ka faa’iidaysto fursadaha maal-galinta ee Itoobiya, islamarkaana ay ku bixin doonto 100 Milyan si kor loogu qaado dhaqaallaha Itoobiya.

Wakaaladdaha Caalamka ayaa qoraya in taageeradda Imaaraadka ee Itoobiya ay xoogeysatay ka dib markii uu xumaaday xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Wadda Ololo ka dhan ah dowladdaha Soomaaliya iyo Jabuuti ka dib markii ay diideen maalgalinta Shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Wararkii u dambeeyey Dab ka kacay Bakhaar lagu keydiyo hubka Ciidamada Galmudug

April, 21, 2019
Warar dheerad ah ayaa kasoo baxaya dab khasaaro ...

SAWIRO:- In ka badan 100 ruux oo ku dhintay qaraxyo ka dhacay dalka Sri Lanka

April, 21, 2019
Qaraxyadaas oo gaaraya ilaa Lix ayaa ahaa kuwo ...

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Sheegay In Dowladda Aysan Adeegsan Wax Awood Ah

April, 21, 2019
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...

DEG DEG:-Dab ka kacay Bakhaar hubka lagu keydiyo oo ku yaalla gobolka Mudug

April, 21, 2019
Wararka lag helayo deegaanka Docol ee Gobolka Mudug ...

Askar ku geeriyootay qaraxyo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

April, 21, 2019
Waxaa faah faahino dheeraad ah ay kasoo baxayaan ...

Dowladda oo shaacisay Jadwalka Imtixaanka Maadooyinka dugsiga Sare

April, 21, 2019
Wasaaradda waxbarashadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay Jadwalka maadooyinka ...

Mareykanka oo duqeyn cusub ka fuliyey deegaan ka tirsan gobolka Jubbada Hoose

April, 21, 2019
Taliska Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in Maraykanku uu ...

Aqalka Sare oo soo farageliyey khilaafka Wasaaradda Waxbarshada Somalia iyo Puntland

April, 21, 2019
Xubno ka tirsan aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ...

Dowladda oo sheegtay in si deg deg ah loo dhameysytirayo Dastuurka dalka

April, 20, 2019
Wasiirka Arrimaha Dastuurka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ...

Wararkii ugu dambeeyay Kulamo Nairobi uga socda Madaxda maamul goboleedyadda

April, 20, 2019
Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa ka ...

Maqaallo