GGGGGG
Thursday, January 17th, 2019
header

Qarax ka dhacay Warshad sameysa Agabka Ciidamada

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 11, 2018 by   ·   No Comments

Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa ku dhintay mid kalana dhaawac culus ayaa  soo gaaray ka dib qarax ka dhacay warshad sameysa agabka ciidamada oo ku taalla meel u dhow magaalada Salisbury ee dalka UK.

Ciidamada Booliska waxa ay sheegeen  in qarax kadib dab xoog leh uu halkaasi ka kacay.

Booliska waxa ay sidoo kale tilmaameen in ay socdaan dadaallo lagu daminaayo dabka qabsaday Warshadda.

Kooxaha Gurmadka deg deg ah ayaa gaaray Warshadda oo ah Mid muhiim u ah dowladda UK .

Ciidamada Booliska waxa ay sheegeen in aanay wali ogeyn sababta qaraxa iyo dabka dhalisay oo ay baarayaan balse waxa ay tilmaameen in aanay jirin qatar dadku ka welwelaan.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Sawirro:-Dowlada Qatar Oo Soomaaliya Ugu Deeqday 68 Gawaarida Gaashaaman Ah

January, 17, 2019
Dowladda Soomlaiya ayaa Maanta dowladda Qatar kala wareegtay ...

Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Isku Raacay Iskaashi Dhinaca Amniga

January, 17, 2019
Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane ...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riday

January, 17, 2019
Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo ...

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Sababtii Ay U Weerareen Hotel Ku Yaalla Nairobi

January, 17, 2019
War ka soo baxay Xarakadda Alshabaab ayaa waxaa ...

In Ka Badan 30 Qof Oo Lagu Dilay Dalka Maali

January, 17, 2019
Dabley hubeysan oo watay mootooyin ayaa la sheegay ...

Sawirro:-Wasiir Cawad Oo Booqday Xarunta QM Ee Muqdisho15 Maalmood Kadib Weerarkii Hoobiyeyaasha

January, 17, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Golaha ammaanka oo war kasoo saaray weerarkii Nairobi

January, 17, 2019
Xubnaha golaha ammaanka QM ayaa si xooggan u ...

Khasaaraha ka dhashay Weerarkii Nairobi oo kordhay

January, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa xaqiijiysay in ay kordheen dadka ...

Theresa May oo heshiiskeedii Brexit la diiday iyo Mooshin kalsoonida oo laga keenay

January, 16, 2019
R Raysalwasaaraha UK, Theresa May ayaa xalay guuldaro siyaasadeed ...

Daawo Sida Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhaweeyay Baydhabo

January, 16, 2019
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu ...

Maqaallo

Sawirro:-Dowlada Qatar Oo Soomaaliya Ugu Deeqday 68 Gawaarida Gaashaaman Ah

January, 17, 2019
Dowladda Soomlaiya ayaa Maanta dowladda Qatar kala wareegtay ...

Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Isku Raacay Iskaashi Dhinaca Amniga

January, 17, 2019
Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane ...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riday

January, 17, 2019
Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo ...

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Dagaal Beeleedyada Ka Jira Gobolada Dalka

January, 17, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ...