GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Gaadiidka Gurmadka Deg-Degga Oo Shaqo Joojin Ku Dhow

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 11, 2018 by   ·   No Comments

Adeegga ambalaasyada ee gurmadka degdegga ah ee Aamin ee Muqdisho, ayaa dhawaan ku dhawaaqay in shaqadoodu ay halis ugu jirto inay u joogsato dhaqaale la’aan, iyo iyadoo aan taageero joogta ah laga helin dowladda iyo hey’adaha gargaarka si adeegaasi uu u sii socdo

Maanta ayaa waxaa walaacaasi ka wada hadlay Duqa Muqdisho ahna guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cabdirixmaan Cumar Cusmaan iyo  guddoomiyaha hay’adda gaadiidka gurmadka caafimaadka ee Aamin, Dr. Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Xaaji..

Guddoomiyaha hay’adda gaadiidka gurmadka caafimaadka ee Aamin, Dr. Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Xaaji,ayaa ka hadlay walaacaas,isaga oo wareysi siinayey all saaxo- laanteeda Afka Soomaaliga.

Waxa uu sheegay in weli ay qabeen walaacaas oo uu sheegay in ay sabab u tahay taageero dhinaca dhaqaale oo aysan ka helin dowladda mudada 12-sanada ah oo ay Shaqeynayaan.

Sidoo kale waxa uu sheegay in ay kulamo gooni gooni ah la qaateen wasiirka caafmaadka Soomaaliya iyo duqa Muqdisho,isla markaana balan qaadyo ay u sameeyeen.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay Guddiga Hanti soo celinta Qaranka

February, 15, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ...

QM oo Milaayiin Dollar ku bixineysa nabadda Soomaaliya.

February, 15, 2019
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka ...

Maraykanka oo diyaarinaya talaabo millatari oo ka dhan ah Venezuela.

February, 15, 2019
Wadanka Maraykanka ayaa ciidamadiisa gaarka ah ku sii ...

Qaraxyo miino oo ay ku dhinteen beeralay iyo shaqaale ammaanka qaabilsan oo ka dhacay Jordan.

February, 15, 2019
Beeraley u dhalatay wadanka Jordan ayaa lasoo warinayaa ...

Al-shabaab oo madaafiic ku weeraray Baar Sanguuni

February, 15, 2019
Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay weerar ...

Khasaaraha Ka Dhashay Dab Xalay Ka Kacay Magaalada Gaalkacyo

February, 15, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa ...

Xildhibaan isu casilay rooti uu xaday

February, 15, 2019
Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka ...

Maqaallo