GGGGGG
Tuesday, October 23rd, 2018
header

Ciidamo La Geynayo Wadada Xiriirisa Balcad Iyo Jowhar

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 11, 2018 by   ·   No Comments

Iyada oo weli xaalad amnidaro ay ka taagan tahay Wadada isku-xirta Magalooyinka Jowhar iyo Balcad ayaa haatan waxaa socda qorsho ku aadan in wadadaas la egeyo Ciidamo ka qeyb qaata sugida Amniga,maadama Mas’uuliyiin ay isticmaalaan Wadadaas

Weeraro dhowr ah oo sababay dhimashada mas’uuliyiin ayaa wadadaas ka dhacay taas oo ka dhigtay halis aysan dadka ku dhiiragelin Karin gaar ahaan mas’uuliyiinta in ay ku socdaalaan,sida ay sheegeen xildhibaano ka tirsan Maamulka Hir-Shabeelle.

Ciidamada la qorsheeyay in la dejiyo halkaas ayaa iskugu jira Milatari iyo ciidamo kale oo ka socda AMISOM sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan maamulka Hirshabeelle.

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa sheegtay  masuuliyadda weeraro gaadma ah oo lagu dilay saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo Xildhibaano ka tirsan maamulka Hirshabelle,iyada oo wadada isku xirta Balcad iyo Jowhar ay noqotay meel qatarteedu ay sarayso.

Dadka weeraradaas lagu dilay ayaa waxaa ka mid ah laba ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Hir-shabeelle oo kala ah Ismaaciil Muumin, Macalin Daahir Muqtaar iyo guddoomiye ku xigeenkii degmada Raaga-Ceelle Muuse Afweyne

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

dhageyso ;xiisah badanaa bar’ xulka wreysiyad ee radio vos c’wqa

October, 23, 2018
halakn ka dhageyso baraamijkiii  xiiisah badanaa ee xulka ...

Waraysi:Cadaymo ah in somaliland ku lug leedahay Dagaalada sool oo la shaaciyay

October, 23, 2018
Mohamuud Xasan Soo Cadde Oo ka mid ah ...

Dhagayso:Aqalka Sare oo sheegay in xukuumadda ay ka heleen jawaabtii ay ka sugayeen

October, 23, 2018
Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ...

Akhriso:-Musharixiinta Madaxweynaha Puntland Oo Digniin Soo Saaray

October, 23, 2018
Puntland Focus Group ayaa warsaxafeed ka soo saartay ...

Waraysi:Muxuu Salka Ku hayaa Khilaafka Siyaasadeed Ee ka Dhaxeeya Madaxda Maamul Goboleedyada Qaarkood Iyo Dawladda Dhexe?

October, 23, 2018
Khilaafka Siyaasadeed Ee Ka Dhaxe-Aloosan Madaxda Maamul Goboleedyada ...

Sawirro:-Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta Oo Furay Shirweynaha Teknolojiyada Muqdisho

October, 23, 2018
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Md. Eng Cabdi ...

Hogaamiye ku xigeenkii Daacishta Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho.

October, 23, 2018
Sida ay sheegayaan wararka  hogaamiye ku xigeenkii dagaalamayaasha ...

Madaxweynaha Turkiga oo caalamka Warbixin ka siiyay dilkii Khashoggi

October, 23, 2018
Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka ...

DHAGEYSO: RW Kheyre oo Amar siiyay Wasiirka Difaaca iyo Taliyaha Xoogga

October, 23, 2018
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan ...

Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay dagaalka Sool

October, 23, 2018
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ...

Maqaallo