GGGGGG
Monday, August 20th, 2018
header

Ciidamada Federaalka Itoobiya Oo La Wareegay Deegaano Ay Ku Dagaalameen Oromada Iyo Somalida

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 11, 2018 by   ·   No Comments

Shir Jaraa’id uu Maanta Magalada Adis Ababa ku qabtay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa waxa uu ka hadlay xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Soomaalida iyo Oromada Dalka Itoobiya,kuwaas oo wada dagaalamay.

Waxa uu sheegay Ra’iiusl Wasaare Abiy Axmed in Ciidamada Federaalka Itoobiya ay si buuxda ula wareegeen deegaanadii lagu dagaalmay,isla markaana xaalada deegaanadaas ay yihiin kuwa aad u wanaagsan.
Odayaasha labada dhinac ayuu sheegay in lagala hadli doono islamarkaana miiska wadahadalka la isugu keenayo labada dhinac ee ay colaadda u dhaxeyso.

Gaba gabada waxa uu ugu baaqay labada dhinac ee Soomaalida iyo Oromada Dalka Itoobiya in ay xaalada qaboojiyaan,isla markaana sinabad ah ay ugu wada noolaadaan.

Colaada u dhaxeysa Soomaalida iyo Oromada Dalka Itoobiya ayaa waxaa la xaqiijiyey in ay ku barakaceyn,iyada oo ay ku faaftay deegaano horleh oo ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dhagayso-Bar.Xiisaha Lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos Caabudwaaq

August, 19, 2018
  Halkaan Hoose ka dhagayso Barnaamijka oo uu soo ...

Waraysi=Maamulka Dagmada Marka oo war ka soo Saaray Abaanduulihii hore ee Ciidanka xoogga dalka oo gaaray Marka

August, 19, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Marka ee Caasimadda ...

Waraysi-Xubnaha ispoortiga Galmudug oo is Haysto Ogow Sababta….

August, 19, 2018
Tartanka isboortiga Dagmooyinka Galmudug ayaa dhawaan La Qabanaayaa ...

WARAYSI-Laamaha Amaanka Caabudwaaq oo War soo Saaray

August, 19, 2018
Ciidmaada amaanka ee ku sugan Caabudwaaq ayaaa Maalmihii ...

Maamul KMG ah oo Loo Magacaabay Qeybta Canshuuraha Dekedda Moqdisho

August, 19, 2018
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ...

Khayre Oo Shir Guddomiyey Shir La isku Raacay in wax laga badalo qaabka Wada Shaqeened Garsoorka iyo Booliska

August, 19, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukumamadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali ...

Madaxweyne Gaas oo amray in Puntland la galiyo xaalad dagaa

August, 19, 2018
Gudiga difaaca Puntland ayaa maanta shirjara’id waxa ay ...

SAWIRRO: Madaxweyne Xaaf oo gaaray Gaalkacyo

August, 19, 2018
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ...

Shirka wadatashiga diyaarinta hanaanka dib u heshiisiinta oo la soo gaba gabeeyay (SAWIRRO)

August, 19, 2018
Wajigii Labaad ee shirka wadatashiga diyaarinta hanaanka dib ...

Jubbaland oo ka jawaabtay Hadalkii Faarax Macalin

August, 19, 2018
Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa jawaab kulul ka ...

Maqaallo