Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha oo u digay Dowladda
Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com
Published on August 10, 2018 by said · No Comments
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowladda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa sheegay maamulka Puntland inuu galayo doorasho u gaar ah oo masiirkooda iyo rabitaankooda ku dhisan.
Wuxuu sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya iyo cid kasta ay kaga digayaan inay faraha la soo galaan doorashada Madaxweyne-nimo oo dhawaan ka dhaceysa degaanada Puntland.
“Dowladda Federaalka, Puntaland doorasho ayay galeysaa, waa arrin iyada gaar u ah, waa arrin taabaneysa masiirkooda, rabitaankooda iyo mustaqbalkooda, waxaan dowladda iyo cid kasta oo kaleba ka codsaneynaa ugana digeynaa in aysan arrintan faraha la soo gelin.” Ayuu yiri Wasiir hore, Juxa.
Hadalkan ayaa wuxuu ka sheegay munaasabad xalay ka dhacday magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, halkaasi oo uu kaga dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan hoggaanka Puntland.
Degaanada Puntland ayaa waxaa si aad ah looga dareemayaa u diyaar garowga doorashada Madaxweynaha Puntland oo dhawaan dhaceysa, waxaana u tartamaya musharaxiin badan oo ay ku jiraan masuuliyiin horey u soo qabtay xilal.
Related
February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...
February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...
February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...
February, 15, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ...
February, 15, 2019
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka ...
February, 15, 2019
Wadanka Maraykanka ayaa ciidamadiisa gaarka ah ku sii ...
February, 15, 2019
Beeraley u dhalatay wadanka Jordan ayaa lasoo warinayaa ...
February, 15, 2019
Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay weerar ...
February, 15, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa ...
February, 15, 2019
Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka ...