GGGGGG
Monday, August 20th, 2018
header

Taliska Milatariga oo ka jawaabay war dhawaan uu baahiyay wargeyska Foreign Policy

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 10, 2018 by   ·   No Comments

Ka dib Wargeyska Foreign Policy maqaal uu daabacay ayuu  hoos u dhigay Awooda ciidamada qalabka sida ee soomaaliya gaar ahaan xoogga dalka.

Wargeyska Foreign Policy ayaa waxa uu soo xigtay  Colonel Katirsan AMISOM gaar ahaan guutada Ciidamada Uganda ee ka howlgala Soomaaliya isagoona si bareer ah meel ugu dhacay ciidamada xoogga dalka

Taliska ciidanka xoogga dalka soomaaliya oo ka jawaabayo hadalka uu sheegay Colonel Katirsan AMISOM ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in sharafta ciidamada xoogga meel looga dhaco

Taliyaha hogaanka siyaasad iyo wacigalinta ciidanka xoogga dalka G/sare Cabdi xamiid sheikh cali Xaydar oo la hadlay idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in ay qalad ay tahay in Colonel Katirsan AMISOM gaar ahaan kasoo jeeda Ciidamada Uganda uu sharaf ka dhac ku sameeyo ciidamada qalabka sida ee soomaaliya

Ciidanka Amisom ayuu sheegay in ay soomaaliya ku joogaan nidaam isla markaana uu iskaashi kala dhaxeeyo ciidamada xoogga dalka  waxa uuna tilmaamay in Amisom ay soomaaliya u joogaan in ay la dagalamaan oo gurmad siiyaan dadka soomaaliya balse aan looga baahneen in ay xumaan ka sheegaan ciidamada xoogga dalka

G/sare C/Xamiid sheikh xeydar waxa uu sidoo kale sheegay in sarkaalka u dhashay Uganda uu isaga Aqoon dheeri ah uu u leeyahay doofarka uu sheegay,

Isagoo hadalkiisa sii wadta ayuu sheegay kornel C/xamiid in Uganda markii ay bur bursaneed ay soomaaliya ciidamo ka socda ay tageen dalka Uganda isla markaasine halkaasi ay ku caawin jireen shacabka reer Uganda.

Dhismaha ciidamada qalabka sida ayuu sheegay in ay hortaagan yihiin dalalka ay ciidamadooda ka joogaan soomaaliya waxa uuna hoosta ka xariiqay qarashaadka lagu bixin lahaa dhismaha ciidamada ay qaataan ciidamada Amisom.

Dowlada Uganda ayuu ugu baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay raali galin ugu bixiso gafka uu ciidamada soomaaliya uu u geestay kornel kasoo jeeda Uganda isagoona intaasi raaciyay in sharciga ay la tiigsan doonaan.

Xigasho-Codka Ciidamada.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dhagayso-Bar.Xiisaha Lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos Caabudwaaq

August, 19, 2018
  Halkaan Hoose ka dhagayso Barnaamijka oo uu soo ...

Waraysi=Maamulka Dagmada Marka oo war ka soo Saaray Abaanduulihii hore ee Ciidanka xoogga dalka oo gaaray Marka

August, 19, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Marka ee Caasimadda ...

Waraysi-Xubnaha ispoortiga Galmudug oo is Haysto Ogow Sababta….

August, 19, 2018
Tartanka isboortiga Dagmooyinka Galmudug ayaa dhawaan La Qabanaayaa ...

WARAYSI-Laamaha Amaanka Caabudwaaq oo War soo Saaray

August, 19, 2018
Ciidmaada amaanka ee ku sugan Caabudwaaq ayaaa Maalmihii ...

Maamul KMG ah oo Loo Magacaabay Qeybta Canshuuraha Dekedda Moqdisho

August, 19, 2018
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ...

Khayre Oo Shir Guddomiyey Shir La isku Raacay in wax laga badalo qaabka Wada Shaqeened Garsoorka iyo Booliska

August, 19, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukumamadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali ...

Madaxweyne Gaas oo amray in Puntland la galiyo xaalad dagaa

August, 19, 2018
Gudiga difaaca Puntland ayaa maanta shirjara’id waxa ay ...

SAWIRRO: Madaxweyne Xaaf oo gaaray Gaalkacyo

August, 19, 2018
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ...

Shirka wadatashiga diyaarinta hanaanka dib u heshiisiinta oo la soo gaba gabeeyay (SAWIRRO)

August, 19, 2018
Wajigii Labaad ee shirka wadatashiga diyaarinta hanaanka dib ...

Jubbaland oo ka jawaabtay Hadalkii Faarax Macalin

August, 19, 2018
Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa jawaab kulul ka ...

Maqaallo