Sodoga iyo sodohda Madaxweyne Trump oo qaatay dhalashada Maraykan
Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com
Published on August 10, 2018 by said · No Comments
Viktor iyo Amalija Knavs oo ah hooyada iyo abaaha dhalay xaaska madaxweynaha Maraykanka Trump Mrs Melania ayaa khamiistii lasoo dhaafay qaatay dhalashada maraykanka sidauu xaqiijiyay qareenkooda, waxay dhaarta ku mareen magaalada New York.
Viktor Iyo Amalija ayaa horay dalka maraykanka ugu joogay sharciga degenaanshaha ee loo yaqaan Green-Cardka kaaso oo ay gacan kasiisay gabadhooda Melania, laamaanahaan ayaa asal ahaan kasoo jeeda wadanka Sloveni.

Trump ayaa Horay u dhaliilay dadka maraykanka kusoo gala qoysnimada , wuxuuna arinkaas ku tilmaamey wax aan la aqbali Karin, xaaska madaxweynaha Maraykanka Melania ayaa sidaan oo kale dhalashada maraykanka waxay qaadatay sanadkii 2006dii, 2001 ayay maraykanka tagtay iyadoo ku gashay sharciga loo yaqaan “dadka awoodaha qayru caadiga ah leh” markaasna waxay ku shaqaynaysay dadka Iidheda sameeya.
Muwaadinka haysta sharciga degenaanshaha 5ta sano ee isla markaana dalka joogay ama loo yaqaan Green-card ayaa xaq u leh in uu dalbado dhalashada maraykanka. Qareenkooda oo ka qaybgalay dhaarintii la marsiinayay ma uusan bixin faahfaahin intaas dheer.
Related
February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...
February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...
February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...
February, 15, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ...
February, 15, 2019
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka ...
February, 15, 2019
Wadanka Maraykanka ayaa ciidamadiisa gaarka ah ku sii ...
February, 15, 2019
Beeraley u dhalatay wadanka Jordan ayaa lasoo warinayaa ...
February, 15, 2019
Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay weerar ...
February, 15, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa ...
February, 15, 2019
Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka ...