Sidee Xal Loogu Heli Karaa Madaafiicda Al Shabaab Ay Ku Qaadaan Saldhigyada Degmada Balcad
Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com
Published on August 10, 2018 by said · No Comments
Iyadoo malmihii ugu danbeyey Xarakada Al shabaab ay weraro kala duwan oo u badan madafiic ay ku qadayeen gudaha degmada balacad ee gobalka shabeelaha dhexe ayaa taliska ciidanka dowlada Somaaliya ee degmada balacad waxay wadeen dadalo ay Al shabaab looga riixayo meelaha ay ka soo qadaan werarda ubadan madafiicda oo ay ku soo qadayaan fariisimada ay ciidanka dowlada Somaaliya.
Taliyaha ciidanka Booliska dowlada Somaalya ee degmada Balacad ee gobalka Sh/Dhexe Cali Maxed Xasan oo wareysi gaar ah siyey Idaacada Simba ayaa sheegay in ay bilaabeen howlgal AL shabaab ka dhan ah gaar ahaan meelaha Alqaacidda ay kasoo turaan madafiicda lagu gaaraco saldhigayada ciidanka dowlada iyo kuwa AMISOM ay kuleeyihiin duleedka degmada balacad ee g.sh.dhexe.
Guutada Xoogaga Al shabaab u qaabilsan dhanka madaafiicda ayaa maalma is xeg xegay weeraro ku qaaday saldhigyada ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda ay ku leeyihiin degmada Balacad, hadalka taliska ciidanka dowladda ayaana yimid kadib weeraradaas lagu soo
Related
February, 17, 2019
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ...
February, 17, 2019
Dugsigaan Hoose Dhexe oo ah mid loogu talagalay ...
February, 17, 2019
Dowladda Kenya waxay sheegtay in dalka Soomaaliya oo ...
February, 17, 2019
Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa manta kulan kul ...
February, 17, 2019
Ciidamada amniga maamulka Puntland ee PSF ayaa howlgal ...
February, 17, 2019
Xalay fiidkii ayay aheyd markii degmada Qoryooley ee ...
February, 17, 2019
Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay saacadihii la ...
February, 17, 2019
Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee Gobolka ...
February, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay xiriirka ...
February, 16, 2019
: Dallada Bulshadda Rayidka ee SONSA oo horay ...