GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Shir Looga Hadlayo Xaaladda Dhulka Soomaalida Itoobiya Oo Maanta Furmay

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 10, 2018 by   ·   No Comments

Madax sare oo ka tirsan Gobolka Soomaalida Itoobiya ayaa la filayaa in ay kulan ku yeeshaan Magaalada Addis Ababa Maanta oo Jimac ah, si looga xaajoodo xaaladda adag ee ka jirta halkaas, sida laga soo xigtay Wargayska Addis Standard News ee kasoo baxa Addis Ababa.

Warka ayaa intaa ku daraya in xubno ka tirsan Baarlamaanka Gobolka Soomaalida Itoobiya iyo xubno ka socda Golaha fulinta Xisbiga talada haya (Xisbiga Dimoqraaddiga Soomaalida Itoobiya, (ESPDP) ay ka mid yihiin wafdiga la filayo inay shirka ka qayb galaan

Dhanka kale, hoggaamiyaha xisbiga ESPDP oo ahaa Madaxwaynihii hore ee Gobolka, Cabdi Maxamuud Cumar,  ayaa weli ku jira xabsiga dhexe ee Addis ababa, tan iyo markii ay Ciidamada Federaalka Itoobiya qabteen Talaadadii Todobaadkan, isagoo talada hayay tan iyo iyo 2005-tii.

Lama oga Ajendaha dhabta ah ee shirka loogaga hadli doona, balse waxaa lagu wadaa in arrimaha ugu weyn ee Miiska saaran ay noqon doonaan Awoodda xad dhaafka ee ay adeegsadeen Ciidamada Federaalka, rabshadihii dhacay iyo xarigga Cabdi Maxamuud

Madaxweynihii hore ee Dhulka Soomaalida Itoobiya ayaa lagu eedeeyay inuu geystay gabbood fallo ka dhan ah Aadanaha, xabsi dheer, dilal iyo jirdil, waxaa sidoo kale loo haystaa adeegsiga Ciidanka Liyuu Boolis, kuwaasoo Dad ku laayay Gobolka Oromada.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay Guddiga Hanti soo celinta Qaranka

February, 15, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ...

QM oo Milaayiin Dollar ku bixineysa nabadda Soomaaliya.

February, 15, 2019
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka ...

Maraykanka oo diyaarinaya talaabo millatari oo ka dhan ah Venezuela.

February, 15, 2019
Wadanka Maraykanka ayaa ciidamadiisa gaarka ah ku sii ...

Qaraxyo miino oo ay ku dhinteen beeralay iyo shaqaale ammaanka qaabilsan oo ka dhacay Jordan.

February, 15, 2019
Beeraley u dhalatay wadanka Jordan ayaa lasoo warinayaa ...

Al-shabaab oo madaafiic ku weeraray Baar Sanguuni

February, 15, 2019
Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay weerar ...

Khasaaraha Ka Dhashay Dab Xalay Ka Kacay Magaalada Gaalkacyo

February, 15, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa ...

Xildhibaan isu casilay rooti uu xaday

February, 15, 2019
Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka ...

Maqaallo