GGGGGG
Tuesday, May 21st, 2019
header

Maamulka G/Banaadir oo Olole nadaafadeed ka sameeyey degmooyinka Caasimadda (SAWIRRO)

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 10, 2018 by   ·   No Comments

Maamulka Gobolka Banaadir iyo qaar kamid ah Shacabka Caasimadda ayaa olole Nadaafadeed ka sameeyey degmooyinka Caasimadda, iyadoo ololahan uu qeyb ka yahay Barnaamijka Is-xilqaan ee horey ugu dhawaaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda F. Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Ololahan ayaa ah mid joogta ah oo isbuuc walba ay ka qayb qaadanayaan dhammaan Maamulka heer Gobol iyo heer Degmada, ganacsatada iyo shacabka, Waxana lagu nadiifiyey jidad muhiim ah oo ku yaalla halbowlaha magaalada.

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa boggaadiyey barnaamijka Is-Xilqaam ee dalka lagu dhisayo.

Guddoomiyaha ayaa tilmaamay in nadaafaddu ay ka bilaabato guriga iyo deegaanka uu qof walba ku nool yahay, maamulkiisuna uu mudnaanta siinayo ilaalinta bilicda iyo faya dhowrka Caasimadda, isagoo ugu baaqay shacabka ku nool Muqdisho in ay u istaagaan horumarinta dalkooda.

“Nadaafaddu Caasimaddu waxay nooleedahay mudnaan sare, waxaan shacabka Caasimadda ugu baaqayaa in wadajir looga qeyb qaato madaafadda, si Caasimaddu dib ugu soo ceshato bilicdii ay caanka ku ahayd barisamaadkii”. Ayuu yiri Duqa Muqdisho Eng. Yarisow

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Faah faahin:-Weerar lagu qaaday Saldhig Ciidamada Kenya ku leeyihiin Jubbada Hoose

May, 21, 2019
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ee Dowlad ...

dhageyso;’ ma;suuliyiiin ka tirsan DFS oo buuqaday marwo Baxsan oo ah fananad qaran oo xauunsan

May, 21, 2019
Wasiirka warfaafinta xukuumadda FS iyo maareeyaha guud ee ...

Kenya oo xirtay Xawaalado ay Soomaali leeyihiin

May, 21, 2019
Dowladda Kenya ayaa xilligaan wado isku-day ku aadan ...

Dhageyso:-Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland Gaalkacyo ku Kulmaya

May, 21, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo maalmahan ku sugnaa ...

Raiisal Wasaare Ku xigeenka Somaliya iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo u ambabaxay Turkiga

May, 21, 2019
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ...

Masuuliyiintii DFS ee Ku Xanibnaa Jomo Kenyatta oo Muqdisho Lagu Soo Celiyay

May, 21, 2019
Wasiir ku-xigeen ka tirsan Xukuumadda Federaalka Somaliya iyo ...

Guddoomiye Cusub oo loo Magacaabay degmo ka tirsan Gobolka Bakool

May, 21, 2019
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, dib u Heshiisiinta iyo ...

SAWIRO:-Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah

May, 21, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire ...

Mamulka Jubbaland oo War kasoo saaray darbiga ay Kenya ka dhiseyso xadka Soomaliya

May, 21, 2019
Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud ...

Dhageyso:-Madaxweynaha Puntland oo faah faahiyey safar uu ku tagayo Shiinaha

May, 21, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Maqaallo