GGGGGG
Monday, August 20th, 2018
header

KGS oo baadi goobeysa shaqaale ay afduubteen Shabaab

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 10, 2018 by   ·   No Comments

Wasaaradda amniga Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegtay inay bilowday hawlgal ay ku baadigoobayaan Shan ka tirsan shaqaalaha Hay’adda Bisha Cas oo shalay gelinkii dambe ay Shabaab ka afduubteen degaanka Busleey oo 20-KM ujira magaalada Baydhabo.

Masuuliyiinta Bisha Cas ayaa waxa ay sheegeen inay ka walaacsan yihiin xaaladooda nololeed Saddex Dumar ah iyo Laba Rag oo shaqaalahooda ka tirsan, kuwaasi oo ilaa hadda lagu la’ yahay afduub iyaga iyo gaari NOAH oo ay wateen.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda amniga Koonfur Galbeed C/risaaq Cabdi Aadan oo la hadlay all saaxo ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in ciidamo ammaanka ka tirsan ay ku baxeen goobta lagu afduubtay shaqaalaha, islamarkaana ay baadi goob ku hayaan.

“Ilaa hadda way maqan yihiin, ciidan ayaan u dirnay goobta lagu afduubtay shaqaalahan, markii hore iyaga ayaa qalad sameeyay oo Hay’adaha amniga aanan ku soo wargelin inay halkaasi aadayaan, hadda kadib waxaan adkeyneynaa isla xisaabtanka aan la yeelaneyno Hay’adaha ka hawlgalla degaanadeena”. Ayuu yiri Wasiir C/risaaq.

Ururka Al Shabaab ayaa meelaha ay ka joogaan Koonfurta Soomaaliya ka mamnuucay shaqaalaha gargaarka ah ee arimaha Bini’aadinimada ka shaqeeya.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dhagayso-Bar.Xiisaha Lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos Caabudwaaq

August, 19, 2018
  Halkaan Hoose ka dhagayso Barnaamijka oo uu soo ...

Waraysi=Maamulka Dagmada Marka oo war ka soo Saaray Abaanduulihii hore ee Ciidanka xoogga dalka oo gaaray Marka

August, 19, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Marka ee Caasimadda ...

Waraysi-Xubnaha ispoortiga Galmudug oo is Haysto Ogow Sababta….

August, 19, 2018
Tartanka isboortiga Dagmooyinka Galmudug ayaa dhawaan La Qabanaayaa ...

WARAYSI-Laamaha Amaanka Caabudwaaq oo War soo Saaray

August, 19, 2018
Ciidmaada amaanka ee ku sugan Caabudwaaq ayaaa Maalmihii ...

Maamul KMG ah oo Loo Magacaabay Qeybta Canshuuraha Dekedda Moqdisho

August, 19, 2018
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ...

Khayre Oo Shir Guddomiyey Shir La isku Raacay in wax laga badalo qaabka Wada Shaqeened Garsoorka iyo Booliska

August, 19, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukumamadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali ...

Madaxweyne Gaas oo amray in Puntland la galiyo xaalad dagaa

August, 19, 2018
Gudiga difaaca Puntland ayaa maanta shirjara’id waxa ay ...

SAWIRRO: Madaxweyne Xaaf oo gaaray Gaalkacyo

August, 19, 2018
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ...

Shirka wadatashiga diyaarinta hanaanka dib u heshiisiinta oo la soo gaba gabeeyay (SAWIRRO)

August, 19, 2018
Wajigii Labaad ee shirka wadatashiga diyaarinta hanaanka dib ...

Jubbaland oo ka jawaabtay Hadalkii Faarax Macalin

August, 19, 2018
Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa jawaab kulul ka ...

Maqaallo