GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Deegaanka Soomalida Itoobiya,Wasiiro Iyo Saraakiil Loo Duuliyey Adis Ababa

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 10, 2018 by   ·   No Comments

Wararka aan ka heleyno Magalada Adis Ababa ee Caasimadda dalka itoobiya ayaa waxa ay sheegayaan in Guddoomiyaha Baarlamaanka Shacabka dimuqraadiga dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya,Wasiiro iyo Saraakiil loo qaaday Adis Ababa.

Sarkaal ka tirsan Ururka ONLF ayaa Dlsan u xaqiijiyey Warkaan,waxaana uu sheegay in lagu amray in si deg deg ah ku tagaan Adis Abaab sidaasina ay ugu bax baxeen.

Gudoomiyaha Baarlaamnka Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa wehlinaya 20 Wasiir iyo Saraakiil

ka tirsanaa Ciidamada Liyuu Boolis,kuwaas oo diyaarad gaar ah ka qaaady Magalada Jigjiga ee dowlad deegaanka

Soomaalida Itoobiya.

Horey ayaa Ciidamada Federaalka Itoobiya waxa ay jigjiga ka kaxeeyeen Madaxweynihii xilka ka degay ee dowlad

deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar kaas oo la soo sheegayo in uu Xabsi guri ku yahay

Magalada Adis Ababa

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay Guddiga Hanti soo celinta Qaranka

February, 15, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ...

QM oo Milaayiin Dollar ku bixineysa nabadda Soomaaliya.

February, 15, 2019
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka ...

Maraykanka oo diyaarinaya talaabo millatari oo ka dhan ah Venezuela.

February, 15, 2019
Wadanka Maraykanka ayaa ciidamadiisa gaarka ah ku sii ...

Qaraxyo miino oo ay ku dhinteen beeralay iyo shaqaale ammaanka qaabilsan oo ka dhacay Jordan.

February, 15, 2019
Beeraley u dhalatay wadanka Jordan ayaa lasoo warinayaa ...

Al-shabaab oo madaafiic ku weeraray Baar Sanguuni

February, 15, 2019
Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay weerar ...

Khasaaraha Ka Dhashay Dab Xalay Ka Kacay Magaalada Gaalkacyo

February, 15, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa ...

Xildhibaan isu casilay rooti uu xaday

February, 15, 2019
Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka ...

Maqaallo