GGGGGG
Monday, August 20th, 2018
header

Diyaaradaha xulafada oo gantaal ku dhuftay Bas waday Ciyaal Iskuul dalka Yaman.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 10, 2018 by   ·   No Comments

yaraan 29 caruur ah ayaa geeriyooday  kadib markii diyaarada Xufalada uu Sucuudigu hogaaminayo ee dalka Yaman, ay gantaal ku dhufteen  Bas siday ciyaal iskuul.

Baskan ayaa waxa uu marayay bartamaha suuq ku yaalla Magaalada Sacda oo kooxaha Xuutiyiinta ay maamulaan, warkaana waxaa laga soo xigtay hayadda laanqeyrta cas ee Caalamiga ah.

“Waxaan gargaar caafimaad usameeynay 48 qof  30kamid  ahna waxa ay ahaayeen caruur ka yar dad 15-aad” sidaa waxaa lagu qoray barta Twitterka ee ICRC-da Yaman ka howgasha.

Madaxa caafimaadka ee Magaalad Sacda isna wakaaladda wararka reutors waxa uu u sheegay in dhimashadu ay mareeyso 43 qof halka  61 kalana ay dhaawacyo soo gaareen, ka sokoow dadkii ku sugnaa suuqa la duqeeyay dhibaatada ugu badan waxa ay gaartay cayaal Iskuulkii Baska saaraa

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dhagayso-Bar.Xiisaha Lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos Caabudwaaq

August, 19, 2018
  Halkaan Hoose ka dhagayso Barnaamijka oo uu soo ...

Waraysi=Maamulka Dagmada Marka oo war ka soo Saaray Abaanduulihii hore ee Ciidanka xoogga dalka oo gaaray Marka

August, 19, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Marka ee Caasimadda ...

Waraysi-Xubnaha ispoortiga Galmudug oo is Haysto Ogow Sababta….

August, 19, 2018
Tartanka isboortiga Dagmooyinka Galmudug ayaa dhawaan La Qabanaayaa ...

WARAYSI-Laamaha Amaanka Caabudwaaq oo War soo Saaray

August, 19, 2018
Ciidmaada amaanka ee ku sugan Caabudwaaq ayaaa Maalmihii ...

Maamul KMG ah oo Loo Magacaabay Qeybta Canshuuraha Dekedda Moqdisho

August, 19, 2018
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ...

Khayre Oo Shir Guddomiyey Shir La isku Raacay in wax laga badalo qaabka Wada Shaqeened Garsoorka iyo Booliska

August, 19, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukumamadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali ...

Madaxweyne Gaas oo amray in Puntland la galiyo xaalad dagaa

August, 19, 2018
Gudiga difaaca Puntland ayaa maanta shirjara’id waxa ay ...

SAWIRRO: Madaxweyne Xaaf oo gaaray Gaalkacyo

August, 19, 2018
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ...

Shirka wadatashiga diyaarinta hanaanka dib u heshiisiinta oo la soo gaba gabeeyay (SAWIRRO)

August, 19, 2018
Wajigii Labaad ee shirka wadatashiga diyaarinta hanaanka dib ...

Jubbaland oo ka jawaabtay Hadalkii Faarax Macalin

August, 19, 2018
Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa jawaab kulul ka ...

Maqaallo