GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Xiisad U Dhaxeysa Laba Ciidan Oo Ka Taagan Magalada Dhagax-Buur

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 9, 2018 by   ·   No Comments

Xiisadaan ayaa waxa ay u dhaxeysaa Ciidamada liyuu boolis iyo dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Ciidamada Federaalka Itoobiya,sida ay sheegeen dadka Magalada Dhagax-Buur.

Ciidamada liyuu booolis ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa la sheegay in ay ka caroodeen ciidamada fedraalka Itoobiya oo Magalada Jigjiga ka kaxeysay Madaxweynihij xilka baneeyey ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.

Wararka nasoo gaaraya magalada Dhag-Buur ayaa waxa ay sheegayaan in dadka deegaanka qaarkood ay bilaabeen in ay ka fogaadeen halka ay isku hor-fadhiyaan si hadii uu dagaal dhaco aysan dhibaato uga soo gaarin

Dhinaca kale Odayaasha Magalada Dhagax-Buur ayaa waxa ay wadaan waan waan ku aadan sidii xal looga gaari lahaa xiisada u dhaxeysa Ciidamada liyuu boolis iyo kuwa federaalka Itoobiya

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay Guddiga Hanti soo celinta Qaranka

February, 15, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ...

QM oo Milaayiin Dollar ku bixineysa nabadda Soomaaliya.

February, 15, 2019
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka ...

Maraykanka oo diyaarinaya talaabo millatari oo ka dhan ah Venezuela.

February, 15, 2019
Wadanka Maraykanka ayaa ciidamadiisa gaarka ah ku sii ...

Qaraxyo miino oo ay ku dhinteen beeralay iyo shaqaale ammaanka qaabilsan oo ka dhacay Jordan.

February, 15, 2019
Beeraley u dhalatay wadanka Jordan ayaa lasoo warinayaa ...

Al-shabaab oo madaafiic ku weeraray Baar Sanguuni

February, 15, 2019
Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay weerar ...

Khasaaraha Ka Dhashay Dab Xalay Ka Kacay Magaalada Gaalkacyo

February, 15, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa ...

Xildhibaan isu casilay rooti uu xaday

February, 15, 2019
Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka ...

Maqaallo