GGGGGG
Monday, August 20th, 2018
header

Sacuudiga Oo Ku Dhawaaqay Tallaabo Labaad Oo Ka Dhan Ah Dowladda Canada

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 9, 2018 by   ·   No Comments

Dowlada sacuudiga ayaa diiday in bukaanada u dhashay dalkeeda lagu soo daweeyo wadanka canada iyadoo labada dal uu sii xumaanayo xiriirka u dhaxeeya kadib markii safiirka canada laga eryay caasimada Riyaad.

Boqortooyada ayaa war ka soo baxay waxaa sidoo kale ay sheegtay in ay bukaanada ku jira isbitaalada ku yaal wadanka Canada laga saarayo si ay daweyn caafimaad loogu geeyo dalalka Kale.

Saraakiil ka tirsan wasaarada arimaha dibeda sacuudiga ayaa warbixintaan waxay u xaqiijiyeen maanta wakaalada wararka ee sacuudiga ee Saudi press agency SPA

Wasiirka Arimaha dibeda sacuudiga Adel al-Jubeir ayaa sheegay in bukaanada dalkiisa mardanbe daaweyn caafimaad aysan ka dalban doonin wadanka Canada.

Maalin ka hor bayey aheyd markii boqortooyada sacuudiga ay safiirkii canada ugu baaqday in uu ka baxo dalkeeda waxaana ay u yeertay safiirkeedii dalka canada

Canada ayaa sheegtay in ay ka walaacsan tahay shaqsiyaadka u ololeeya xuquuqda aadanaha ee dowlada sacuudiga ay xirtay taasi oo keentay in boqortooyada ay caro ka muujiso warkaasi.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dhagayso-Bar.Xiisaha Lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos Caabudwaaq

August, 19, 2018
  Halkaan Hoose ka dhagayso Barnaamijka oo uu soo ...

Waraysi=Maamulka Dagmada Marka oo war ka soo Saaray Abaanduulihii hore ee Ciidanka xoogga dalka oo gaaray Marka

August, 19, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Marka ee Caasimadda ...

Waraysi-Xubnaha ispoortiga Galmudug oo is Haysto Ogow Sababta….

August, 19, 2018
Tartanka isboortiga Dagmooyinka Galmudug ayaa dhawaan La Qabanaayaa ...

WARAYSI-Laamaha Amaanka Caabudwaaq oo War soo Saaray

August, 19, 2018
Ciidmaada amaanka ee ku sugan Caabudwaaq ayaaa Maalmihii ...

Maamul KMG ah oo Loo Magacaabay Qeybta Canshuuraha Dekedda Moqdisho

August, 19, 2018
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ...

Khayre Oo Shir Guddomiyey Shir La isku Raacay in wax laga badalo qaabka Wada Shaqeened Garsoorka iyo Booliska

August, 19, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukumamadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali ...

Madaxweyne Gaas oo amray in Puntland la galiyo xaalad dagaa

August, 19, 2018
Gudiga difaaca Puntland ayaa maanta shirjara’id waxa ay ...

SAWIRRO: Madaxweyne Xaaf oo gaaray Gaalkacyo

August, 19, 2018
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ...

Shirka wadatashiga diyaarinta hanaanka dib u heshiisiinta oo la soo gaba gabeeyay (SAWIRRO)

August, 19, 2018
Wajigii Labaad ee shirka wadatashiga diyaarinta hanaanka dib ...

Jubbaland oo ka jawaabtay Hadalkii Faarax Macalin

August, 19, 2018
Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa jawaab kulul ka ...

Maqaallo