GGGGGG
Sunday, February 17th, 2019
header

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS ayaa ka qaybgalay Munaasabad Xilka Kula wareegayey Wasiirka Waxbarashada “Sawiro”

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 9, 2018 by   ·   No Comments

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ka qayb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay wasiirka cusub ee wasaaradda waxbarashada xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in haddii la horumariyo hannaanka waxbarashada dalka ay yaraanayaan ficillada xag-jirnimada ku salaysan ee  kooxaha argagaxisadu ay ummadda ku dhibaateeyaan, taa bedelkeedana la gaarayo horumar ummadeed oo dhan waliba ah.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare Khayre oo ka jawaabaya  muhiimadda ay leedahay wasaaradda waxbarashada oo ah Laf-dhabarta nololasha iyo horumarinta dadka iyo dalka uu u magacaabay wasaaradda wasiir Xog-ogaal ah, rug-caddaa ah  wax badanna kusoo kordhin kara horumarinta waxbarashada dalka.

“Wasaaradda Waxbarashadu waa Laf-dhabartii dalka.  jawaha weerka, faqriga iyo amaan darrada waxaa sabab u ah jahliga. Maskaxda iyo fikirka hadii la dhiso, caruurta nagama gelayo fikirka xagjirnimada ah, waxaa yaraanaya dhibaata iyo ficillada xag-jirnimada ah oo argagaxisadu ay ku qaldeyso dhalinyaradeenna”, ayuu yiri Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda federaalka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka  ayaa sheegay in horumarka guud ee dal waliba ay ku xirantahay sida uu waxbarashada ugu dadaalo, dawladda Soomaaliyana ay muhiimad wayn siinayso waxbarashada taa oo ka tarjumeysa in loo jehaystay dhanka horumarka iyo soo kabashada dalka si loola fal galo aduunayada cilmiga ku tartamaysa.

Dhanka Kale, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo ka qayb galay munaasabad kale oo xilka uu kula wareegayay wasiirka cusub ee wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda, xildhibaan Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa sheegay in Kaluunku uu kamid yahay Khayraadka dalkeenna, hadii la horumariyo kaluumeysiga dalkana ay abuurmayaan shaqooyin badan,  dhaqaalaha dalkuna uu kobcayo.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Amar la dul-dhigay Maareeyayaasha Garoomada Diyaaradaha Hir-Shabeelle

February, 17, 2019
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ...

Xarun waxbarasho lacag la’aan ah oo laga hirgeliyay deegaan waqooyi bari ka xiga Gaalkacyo

February, 17, 2019
Dugsigaan Hoose Dhexe oo ah mid loogu talagalay ...

Dowladda Kenya Oo Sheegtay Inay Soomaaliya Tahay Dal Caddow Ku Ah

February, 17, 2019
Dowladda Kenya waxay sheegtay in dalka Soomaaliya oo ...

Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Kulan Yeelanaya

February, 17, 2019
Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa manta kulan kul ...

Puntland Oo Sheegtay Inay Ka Hortageyn Weeraro Ka Dhan Ah Al-Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada amniga maamulka  Puntland ee PSF ayaa howlgal ...

Maamulka degmada Qoryooley oo faah faahiyay dagaalkii ka dhacay degmadaas

February, 17, 2019
Xalay fiidkii ayay aheyd markii degmada Qoryooley ee ...

Saraakiisha xoogga oo sheegay inay howlgal ku dileen Sarkaal ka tirsan Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay saacadihii la ...

Al-Shabaab oo xalay weeraray degmada Qoryooleey & dagaal ka dhacay

February, 17, 2019
Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee Gobolka ...

Kenya oo xiriirka Diplamaasi u jartay Soomaaliya

February, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa  ku dhawaaqday in ay xiriirka ...

SONSA OO KU BAAQDAY IN LAGA CAFIYO DEEMAHA LAGU LEEYAHAY DALKA SOOMAALIYA

February, 16, 2019
: Dallada Bulshadda Rayidka ee SONSA oo horay ...

Maqaallo