GGGGGG
Friday, May 24th, 2019
header

Qaar ka mid ah Musharaxiinta Puntland oo la kulmay Gudoomiyaha Baarlamaanka

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 9, 2018 by   ·   No Comments

Qaar ka mid ah Musharaxiinta Puntland ayaa Maanta oo taariikhdu aheyd 9 August 2018  la kulmay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi, kulankaasi oo ka dhacay xarunta Baarlamaanka Puntland ee Magaalada Garoowe,

Musharaxiinta la kulmay Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa kala ah :
1. Khaliif Ciise Mudan
2. Cabdi Faarax Juxaa
3. Cali Xaaji Warsame.

Kulanka waxaa qeyb ka aheyd sida la sheegay Jamiilo Muuse oo uga baaqatey duruuf deg-deg ah oo la soo deristey, balse ku biirisay  mowqifkeeda kulanka.

Kulanka ayaa ahaa mid ay ku isku-xog wareysanayeen Musharaxiinta iyo Gudoomiyaha Baarlamanaka Puntland, iyadoo Musharaxiinta ay  Guddoomiyaha Baarlamaanka kala hadleen arrimaha doorashada, gaar ahaan waqtiga doorashada Madaxweynaha ee 8 Janaayo, Guddiga Khilaafaadka, Amniga guud ee xilliga doorashada iyo abuuridda jawi munaasib ah doorashadu ku dhacdo iyo dowrka golaha wakiiladda.

Musharax Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay in Arrimihii ay ka wada hadleen Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ay si buuxda isula jeex-jeexeen si waafi ah oo niyad-sami ah, inta badana isku aragti ay  ka ahaayeen.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dowladda Britain oo taageero dhaqaale siineysa Soomaaliya

May, 24, 2019
Dowladda UK ayaa sheegtay in lacag dhan 8 ...

Daawo:-Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska oo shaacisay is casilaadeeda

May, 24, 2019
Waxaa Maanta oo jimce ah ku dhawaaqday inay ...

SAWIRO:-Xalinta maleesshiyo beeleed ku dagaalamay gobolka Mudug oo bilaawday

May, 24, 2019
zaalintii talaadada aheyd ee todobaadkaan ayaa waxaa dagaal ...

SAWIRO:-Madaxweynaha Jubbaland oo kulamo ka wada G/Jubbada Hoose

May, 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ...

SAWIRO:-Agaasimaha Madaxtooyada oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

May, 24, 2019
Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyadda Villa Soomaaliya Dr. Nuur ...

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Magalada Pretoria

May, 24, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ...

Ciidamada Galmudug oo saakay xiray wadooyinka soo gala degmada Guriceel

May, 24, 2019
Ciidamada Ammaanka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa saakay waxa ...

Abaabul dagaal oo ka socda Gobolka Jubbada Hoose

May, 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ...

Dagaal dhexmaray Ciidamo ka tirsan Madaxtooyada Jubbaland & Al-Shabaab

May, 24, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddoomiye K/Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee G/Banaadir

Maqaallo