GGGGGG
Wednesday, November 14th, 2018
header

Mucaraadka Hubaysan ee Suuriya oo Samaystay Isbahaysi Ay ururo Badani ku Midoobeen.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 9, 2018 by   ·   No Comments

Mucaaradka hubaysan ee gobolka ee wadanka Suuriya ayaa maanta oo arbaca ah ku dhawaaqay inay samaysteen isbahaysi cusub ka hor duulaanka la filayo in ciidmadda Madaxweyne Bashaar Al-asad uu ku soo qaado gobolkaas oo ah meesha ugu dambaysa ee Mucaarku gacanta ku hayaan

Isbahaysiga oo loo bixiyay NLF waxaa ku midoogay Ururadda xooga badan ee islaamiyiinta ee kala Ahrar Al-sham iyo Nureddine Al Sinka iyo afar urur oo kale, balse waxaa ka maqan isbahaysiga kooxda ugu awood badan gobolkaasi ee xayaat Taxriir Al-shaam oo uu hoggaamiyaan madaxdii kooxdii Al-nusra ee alqaacida xiriirka la lahayd.

Mid ka mid ah ujeedooyinka loo asaasay isbahaysiga cusub ayaa ah in laga hortego isku day kasta oo Rajiimka bashaar Al-asad uu ku doonayo inuu ku qabsado Gobolkaasi oo ay ku nool yihiin 2.5 milyan (labo milyan iyo bar) qof oo ka soo barkacay degaamadda kale ee Suuriya sida uu u sheegay afhayeenka isbahaysiga Naaji Abu Hazifa wakaalada wararka ee AFP.

Gobolka ayaa wuxuu xuduud la leeyahay Dalka turkiga iyo gobolka Latakiya oo u badan yihiin qowmiyada Calanwiyiinta ah ee uu ka dhashay Madaxweynaha Suuriya. waxaa kaloo muhiim ah in xukuumadda Turkigu ay ku tilmaamtay weerar kasta oo lagu soo qaado gobolkaasi inay tahay khadka Cagaaraan oo laga soo gudbay, iyadoo laga yaabo inay jawaab ka bixiso. sidoo kale wadanka ruushka iyo Maraykanka ayaa ka soo horjeeda in weerar lagu qaado gobolkaasi.

Dagaalka Suuriya ayaa hadda wuxuu socdaa Sanadkiisii 8aad, iyadoo dadka naftooda ku waayay ay ka badan saddex boqol oo kun qof. Colaadan ayaa sababtay in wadamo badan ay lugaha la soo galaan oo ay ka mid yihiin Ruushka iyo Iiraan oo taageera Maamulka Madaxweyne Bashaar iyo Turkiga iyo wadamada reer galbeedka oo taageera Mucaraadka.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

(Dhageyso)War Deg Deg ah :Wasiiru Dowlaha Amniga Jubaland oo Iska Casiley Xilkaasi

November, 13, 2018
Maxamed Cabdi Kaliil oo ahaa Labadii Sanno ee ...

Raiisal Wasaare Ku xigeenka dalka oo maanta daah furay Shirka Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka

November, 13, 2018
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) ...

Sawirro:-Wafdi Ka Socda QM Oo Gaaray Baydhabo Lana Kulmay Kusimaha Madaxweynaha KGS

November, 13, 2018
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ...

UK oo wali ka walaacsan dilkii Wariye Jamaal Khashoggi

November, 13, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda UK Jeremy Hunt ayaa sheegay ...

Ciidanka Kenya oo toogtay haweenay Soomaali ah

November, 13, 2018
Sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada ...

Khasaare ka dhashay Qarax ka dhacay Spain

November, 13, 2018
Saddex qof ayaa ku geeriyootay, saddex kalena waa ...

SAWIRO: Banaanbax ka socda Gaalkacyo

November, 13, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ...

Wararkii ugu dambeeyay Shabaab ku dagaalamay Jilib

November, 13, 2018
Warar dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan ...

Howlgal Dad Lagu Qabtay Oo Laga Sameeyay Muqdisho

November, 13, 2018
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa xalay ...

Amar lagu rogay Saldhigyadda Booliska Muqdisho

November, 13, 2018
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow oo ...

Maqaallo