GGGGGG
Sunday, February 17th, 2019
header

Maraykanka oo soo dhoweeyay go’aankii uu Joseph Kabilla ka gaaray doorashada Koongada Dimoqraaddiga ah

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 9, 2018 by   ·   No Comments

Dowladda Maraykanka ayaa soo dhoweysay go’aankii uu Madaxweyne Joseph Kabila ka qaatay doorashooyinka Dalka Koongada Dimoqraaddiga ah, markii uu ku dhowaaqay inuusan dib isu soo sharraxi doonin doorashaduna ku dhacayso xiligii loo qoondeeyey inay ku dhacdo.

Safiirka Dowladda Maraykanka u fadhida Magaalada Magaalada Kinshasa ee Dalka Koongada Dimoqraaddiga ah ayaa sheegtay inay aad ula dhacsan yihiin tallaabbadan oo ay ku tilmaantay mid horumar leh, laakiin waxay shaki ka muujisay iney jirto hubanti la’aan ku aaddan inuu tanaasulay kapila.

“Waxaan soo dhaweyneynaa wararka sheegaya in Madaxweyne Kabila uusan isa soo sharraxi doonin mar Saddexaad, sida uu dhigayo Dastuurka Dalka,” ayay tiri Safiirka Dowladda Maraykanka u fadhidaa Kinshasa , Nikki Haley.

Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha gudaha , Emmanuel Ramazani Shadary , ayaa la sheegay inuu u sharraxan yahay tartanka doorashada 23-ka December ee Sanadkan, waxay shaki badan ku abuurtay Dadka la socod xaaladda siyaasadeed ee Dalkaasi.

Ambasador; Haley, ayaa intaa ku dartay in Guddiga doorashooyinka Qaranka  looga baahan yahay inay qaadaan dhammaan tallaabooyinka lagama maarmaanka u ah inay xaqiijiyaan inay codkooda si xor iyo xalaal ah u dhiibtaan Dadka reer Koongo, marka la gaaro 23-ka December, 2018-ka.

Madaxweyne Joseph Kabila, oo xilka kala wareegay Aabihii , Laurant Kabila Sanaddii 2001-dii , ayaa Laba jeer oo hore loo doortay inuu hoggaamiyo Dalka Koongada Dimoqraaddiga ah, taasoo ay ka dhalatay caro iyo mucaaradad badan dalkuna mudo ku jiray jahwareer siyaasadeed.

Hadalka kasoo yeeray Mr Joseph Kabila ayaa nayaayiro u ah dadka dalkaasi ku dhaqan oo mudo buuq siyaasadeed iyo mucaarado xoog badan ku dhexjiray.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Amar la dul-dhigay Maareeyayaasha Garoomada Diyaaradaha Hir-Shabeelle

February, 17, 2019
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ...

Xarun waxbarasho lacag la’aan ah oo laga hirgeliyay deegaan waqooyi bari ka xiga Gaalkacyo

February, 17, 2019
Dugsigaan Hoose Dhexe oo ah mid loogu talagalay ...

Dowladda Kenya Oo Sheegtay Inay Soomaaliya Tahay Dal Caddow Ku Ah

February, 17, 2019
Dowladda Kenya waxay sheegtay in dalka Soomaaliya oo ...

Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Kulan Yeelanaya

February, 17, 2019
Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa manta kulan kul ...

Puntland Oo Sheegtay Inay Ka Hortageyn Weeraro Ka Dhan Ah Al-Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada amniga maamulka  Puntland ee PSF ayaa howlgal ...

Maamulka degmada Qoryooley oo faah faahiyay dagaalkii ka dhacay degmadaas

February, 17, 2019
Xalay fiidkii ayay aheyd markii degmada Qoryooley ee ...

Saraakiisha xoogga oo sheegay inay howlgal ku dileen Sarkaal ka tirsan Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay saacadihii la ...

Al-Shabaab oo xalay weeraray degmada Qoryooleey & dagaal ka dhacay

February, 17, 2019
Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee Gobolka ...

Kenya oo xiriirka Diplamaasi u jartay Soomaaliya

February, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa  ku dhawaaqday in ay xiriirka ...

SONSA OO KU BAAQDAY IN LAGA CAFIYO DEEMAHA LAGU LEEYAHAY DALKA SOOMAALIYA

February, 16, 2019
: Dallada Bulshadda Rayidka ee SONSA oo horay ...

Maqaallo