golis You are here: Home / Somali News / Puntland News / Boqortooyada Sucuudiga ayaa marakab xoolo ah kusoo ceshay Magaalada Bosaaso. Boqortooyada Sucuudiga ayaa marakab xoolo ah kusoo ceshay Magaalada Bosaaso.
Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com
Published on August 9, 2018 by said · No Comments
Boqortooyada Sucuudiga ayaa soo celisay xoolo ka dhoofay Magaalada Bosaaso ee gobolka Bari waxaa xoolahaas Laga raray dekeda Bosaso Ganacsato kasoo jeeda Degaanada Puntland ayaa lahaa xoolahaas .
Waxaa la sheegay in markabka magaciisa la yiraahdo Alafa Xoolaha uu sidayna ay gaarayeen 27000 Neef kuwaas oo ka dhoofay Magaalada Boosaaso.
Boqortooyada Sucuudiga oo horay u xayiray xoolaha Soomaalida ayaa la sheegay inuu Xayiraadii ka qaaday xili dhow waxayna xoolahan lasoo celiyey ka mid ahaayeen kuwii ugu horeeyey ee ku dhoofa fasaxa ay dalkaasi ku ogolaadeen inay xoolaha Soomaalidu dalka Sucuudiga ay iman karaan .
Xoolahan ayaa ahaa kuwo looga faaiidaysanayey xiliga xajka oo xoolo badan lagu gowraco muwsimka Xajka , lama garanayo sababta ka danbaysa soo celintaan xoolaha . Tankale lama oga xayiraada la qaaday inay ku ekatahay Xiliga xajka iyo in kale.
Wixii kasoo kordhana inshaa alaah waan idin la socodsiinaynaa
Related
February, 17, 2019
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ...
February, 17, 2019
Dugsigaan Hoose Dhexe oo ah mid loogu talagalay ...
February, 17, 2019
Dowladda Kenya waxay sheegtay in dalka Soomaaliya oo ...
February, 17, 2019
Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa manta kulan kul ...
February, 17, 2019
Ciidamada amniga maamulka Puntland ee PSF ayaa howlgal ...
February, 17, 2019
Xalay fiidkii ayay aheyd markii degmada Qoryooley ee ...
February, 17, 2019
Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay saacadihii la ...
February, 17, 2019
Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee Gobolka ...
February, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in ay xiriirka ...
February, 16, 2019
: Dallada Bulshadda Rayidka ee SONSA oo horay ...