GGGGGG
Sunday, February 17th, 2019
header

Duqayn Ay Israel ka gaysatay Marinka Gaza ayaa waxaa ku dhintay Haweeney Uur leh iyo ilmo yar

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 9, 2018 by   ·   No Comments

Ugu yaraan saddex Qof oo Falastiiniyiin ah oo ay ku jirto Haweeney Uur leh iyo Ilmo yar  oo jiray 18-bilood ayaa ku dhintay Duqeyn dhanka cirka oo ay Ciidamada Israel ay ka fuliyeen Marinka GAZA, sida laga soo xigtay Wasaaradda Caafimaadka dalka Falastiin.

Militariga Israel ayaa uga digay Ururka Xamaas ee ka soo horjeeda iney sii wadaan Rabshadaha, waxayna warbaahinta Israel shacabka u sheegtay iney isaga fogaadan goobaha u dhow Xuduuda Marinka GAZA.

Sarkaal ka tirsan Militariga Israel,ayaa sheegay in Xamaas ay fahmi doonto saacadaha soo socdo in tani aysan ahayn jihadii ay rabtay,ayna sii wadi doonaan duqeynta Marinka GAZA.

Wakaaladda Wararka ee Falastiin WAFA,oo illo xog ogaal ah soo xiganeysa ayaa ku warantay in 12-Qof oo falastiiniyiin ah ay dhaawacmeen,halka xubno ka tirsan Garabka Xamaas ee Hubeysan ay ku dhinteen weerarka.

Rasaas Isweydaarsiga Xamaas iyo Israel aya kusoo beegmaya xilli Heshiiska Xabad joojinta ee la kala dhex dhigay Labada dhinac ayaa waxaa ka muuqday wax uun oo horumar ah taas oo u muuqata inay maanta soo afjaran tay.

Ciidamada Israel ayaa sheegay in ku dhawaad 150-Gantaal oo kaga yimid Gaza ugu yaraan 25 ka mid ah laga hortagay waana sababta keentay inay duqaynta bilaabanto

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Amar la dul-dhigay Maareeyayaasha Garoomada Diyaaradaha Hir-Shabeelle

February, 17, 2019
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ...

Xarun waxbarasho lacag la’aan ah oo laga hirgeliyay deegaan waqooyi bari ka xiga Gaalkacyo

February, 17, 2019
Dugsigaan Hoose Dhexe oo ah mid loogu talagalay ...

Dowladda Kenya Oo Sheegtay Inay Soomaaliya Tahay Dal Caddow Ku Ah

February, 17, 2019
Dowladda Kenya waxay sheegtay in dalka Soomaaliya oo ...

Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Kulan Yeelanaya

February, 17, 2019
Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa manta kulan kul ...

Puntland Oo Sheegtay Inay Ka Hortageyn Weeraro Ka Dhan Ah Al-Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada amniga maamulka  Puntland ee PSF ayaa howlgal ...

Maamulka degmada Qoryooley oo faah faahiyay dagaalkii ka dhacay degmadaas

February, 17, 2019
Xalay fiidkii ayay aheyd markii degmada Qoryooley ee ...

Saraakiisha xoogga oo sheegay inay howlgal ku dileen Sarkaal ka tirsan Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay saacadihii la ...

Al-Shabaab oo xalay weeraray degmada Qoryooleey & dagaal ka dhacay

February, 17, 2019
Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee Gobolka ...

Kenya oo xiriirka Diplamaasi u jartay Soomaaliya

February, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa  ku dhawaaqday in ay xiriirka ...

SONSA OO KU BAAQDAY IN LAGA CAFIYO DEEMAHA LAGU LEEYAHAY DALKA SOOMAALIYA

February, 16, 2019
: Dallada Bulshadda Rayidka ee SONSA oo horay ...

Maqaallo