GGGGGG
Sunday, February 17th, 2019
header

Cabasho kasoo yeertay wax garadka Koofur galbeed

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 9, 2018 by   ·   No Comments

Magaalada Baydhabo ee gobalka Bay ayaa waxaa xilligan ka soconaya shirar looga hadlayo  arimaha doorashada madaxweynaha maamulka koofur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo dhici doonta dhamaadka sanadkan.

Waxaa jira Warar Soo baxaya oo Sheegaya in Xildhibaanada ka tirsan baarlamaanka koofur galbeed Soomaaliya qaarkood loogu hanjabay in la dili doono hadii aysan dib u dooran Madaxweynaha haatan talada haya ee Maamulka koofur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan

Nuur Xuseen Bukuroow  oo ka mid ah Siyaasiyiinta ka soo jeeda deegaanada koofur galbeed  oo la hadlay all saaxo ayaa Waxa uu eedeeyn u jeediyay wasiirro ka tirsan Maamulka koofur galbeed,isagoona ku eedeeyay in qaar kamid ah xildhibaanada loogu hanjabay in la dili doono haddii aysan u codeyn Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Amar la dul-dhigay Maareeyayaasha Garoomada Diyaaradaha Hir-Shabeelle

February, 17, 2019
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ...

Xarun waxbarasho lacag la’aan ah oo laga hirgeliyay deegaan waqooyi bari ka xiga Gaalkacyo

February, 17, 2019
Dugsigaan Hoose Dhexe oo ah mid loogu talagalay ...

Dowladda Kenya Oo Sheegtay Inay Soomaaliya Tahay Dal Caddow Ku Ah

February, 17, 2019
Dowladda Kenya waxay sheegtay in dalka Soomaaliya oo ...

Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Kulan Yeelanaya

February, 17, 2019
Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa manta kulan kul ...

Puntland Oo Sheegtay Inay Ka Hortageyn Weeraro Ka Dhan Ah Al-Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada amniga maamulka  Puntland ee PSF ayaa howlgal ...

Maamulka degmada Qoryooley oo faah faahiyay dagaalkii ka dhacay degmadaas

February, 17, 2019
Xalay fiidkii ayay aheyd markii degmada Qoryooley ee ...

Saraakiisha xoogga oo sheegay inay howlgal ku dileen Sarkaal ka tirsan Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay saacadihii la ...

Al-Shabaab oo xalay weeraray degmada Qoryooleey & dagaal ka dhacay

February, 17, 2019
Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee Gobolka ...

Kenya oo xiriirka Diplamaasi u jartay Soomaaliya

February, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa  ku dhawaaqday in ay xiriirka ...

SONSA OO KU BAAQDAY IN LAGA CAFIYO DEEMAHA LAGU LEEYAHAY DALKA SOOMAALIYA

February, 16, 2019
: Dallada Bulshadda Rayidka ee SONSA oo horay ...

Maqaallo