GGGGGG
Thursday, November 15th, 2018
header

Askar lagu xukumay Muqdisho

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 9, 2018 by   ·   No Comments

Maxkamadda darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun waxa ay ku riday askar lagu eedeeyay in ay lacag ka dhaceen shirikadda isgaarsiinta Hormuud.

Xukunkan waxaa ku dhawaaqay Gudoomiyaha maxkamadda darajada koowad ee ciidamada qalabka sida Xasan Cali Nuur (Shuute), waxaana lagu xukumay ragan oo Sedex ahaa in ay sida jir ah ubixiyaan lacagtii ay ka dhaceen Shirikadda Hormuud oo dhameed $11,354, Sidoo kalana waxaa lagu xukumay min Shan sano oo xarig ah.

Askarta la xukumay ayaa magacooda waxaa lagu kala sheegay  Cabdikariim Muuse Muxidiin, Aweys Faarax Maxamuud iyo Maxamed Cali Maxamuud.

Maxamed Cali Maxmuud waxaa la xukumay isaga oo Maxkamadda horteeda ka maqan.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

War-Dag-Dag-ah-Dagaal Khasaare Gaystay oo ka dhacay Kaxandhaale

November, 14, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaayo weerar ...

Ku dhawaad 50 qof oo ku dhimatay dabka ka Socda California

November, 14, 2018
Boqolaal ka mid ah shaqaalaha dabdamiska Mareykanka ayaa ...

Dhageyso: Al-shabaab oo shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo is-miidaamiye isku Qarxiyey Hotel Saxafi

November, 14, 2018
Warbaahinta kooxda Al-shabaab ayaa baahisay warbixin ku saabsan ...

Guddigii Dabagalka Qaramada Midoobey ee Somaliya iyo Eritrea oo la kala diray

November, 14, 2018
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kala diray ...

Maxaa ka cusub Maanta doorashadda Madaxtinimadda Koonfur Galbeed?

November, 14, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda ...

Dowlada Eritrea oo Maanta lagu wado in cunaqabateynta hubka laga qaado.

November, 14, 2018
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobe ayaa Maanta lagu ...

Askar ka tirsan Puntland oo lagu dilay Boosaaso.

November, 14, 2018
Wararka ka imaanaya Magalada Boosaaso ee  Gobolka Bari ...

Wasiiru Dowladaha Arimaha dibada oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobe.

November, 14, 2018
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane ...

Gaadiid badan oo ku xayiran Shabeelaha Hoose.

November, 14, 2018
Ku dhawaad 300 oo gaadiidka Xamuulka ah ayaa ...

Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadaya ku noqoshada Miisaaniyadda

November, 14, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ka ...

Maqaallo