GGGGGG
Friday, May 24th, 2019
header

Maxaa kusoo kordhay qaraxyadii AMISOM lala beegsaday?

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 8, 2018 by   ·   No Comments

Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxyo is xig xigay oo ciidamo ka tirsan AMISOM lagu la beegsaday Isgooyska Soos ee degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho.

Labo qof oo shacab ah ayaa dhaawacyo soo gareen, dhimashana lama soo warin, sidoo kalana waxaana la ogeyn qasaaraha rasmiga ah ee soo gaaray ciidamadii ka tirsanaa AMISOM ee la qarxiyay.

Labo qarax ayaa AMISOM qabsaday waxaana goobjooge la hadlay  radio vos  uu sheegay in uu indhihiisa ku arkay mid kamid ah Gawaarida AMISOM oo burbur lixaad leh uu soo gaaray.

Aagga Isgooyska Soos ayaa xaalad degan kusoo laabatay, sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dowladda Britain oo taageero dhaqaale siineysa Soomaaliya

May, 24, 2019
Dowladda UK ayaa sheegtay in lacag dhan 8 ...

Daawo:-Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska oo shaacisay is casilaadeeda

May, 24, 2019
Waxaa Maanta oo jimce ah ku dhawaaqday inay ...

SAWIRO:-Xalinta maleesshiyo beeleed ku dagaalamay gobolka Mudug oo bilaawday

May, 24, 2019
zaalintii talaadada aheyd ee todobaadkaan ayaa waxaa dagaal ...

SAWIRO:-Madaxweynaha Jubbaland oo kulamo ka wada G/Jubbada Hoose

May, 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ...

SAWIRO:-Agaasimaha Madaxtooyada oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

May, 24, 2019
Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyadda Villa Soomaaliya Dr. Nuur ...

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Magalada Pretoria

May, 24, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ...

Ciidamada Galmudug oo saakay xiray wadooyinka soo gala degmada Guriceel

May, 24, 2019
Ciidamada Ammaanka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa saakay waxa ...

Abaabul dagaal oo ka socda Gobolka Jubbada Hoose

May, 24, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ...

Dagaal dhexmaray Ciidamo ka tirsan Madaxtooyada Jubbaland & Al-Shabaab

May, 24, 2019
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddoomiye K/Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee G/Banaadir

Maqaallo