GGGGGG
Sunday, December 16th, 2018
header

Qaxooti Soomaliyeed oo dalka lagu soo celshay

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 7, 2018 by   ·   No Comments

War kasoo baxay Jimciyadda qurumaha ka dhaxeysa gaar ahaan qeybta uqaabilsan qaxootiga ayaa lagu sheegay in 116 qof oo qaxooti Soomaali ah laga soo diray dalka Yaman , si nabad ahna ay kusoo gaareen magaalada Berbera ee Soomaaliland.

UNHCR ayaa sheegtay in ay ku guuleysatay soo celinta qaxootigan Soomaalida ah, hayadda ayaa intaa waxa ay ku dartay in sanadkan 2018-ka ay Yaman kasoo celiyeen 1,321 qof, halka sanadkii hore ee 2017 ay dib usoo celiyeen 2,000 oo qaxooti Soomaaliya ah.

Dadkan ayaa la sheegay in la kaalmeyn doono tan iyo inta ay sida rasmiga ah ay kala qabsanayaan deeganada cusub ee ay yimaadeen

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dhageyso: Maxaa ka jira in wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya uu is-casilay?

December, 16, 2018
Warar la isla dhex-marayey baraha bulshada ayaa sheegayey ...

Maxkamada G/Banaadir oo go’aan ka gaartay kiiska musuqa ee wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda

December, 16, 2018
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa go’aan ka gaartay kiiskii ...

Xog: Qorshe Roobow uu ku tanaasuli lahaa oo si cajiib ah u fashilmay maanta

December, 16, 2018
Qorshe la doonayey inuu maanta Mukhtaar Roobow ku ...

25-maleeshiyo oo ka tirsan argagixisada Al-Shabaab oo lagu dilay Shabeellaha hoose

December, 16, 2018
Howlgal ay iska kaashadeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda ...

Sawirro:-Khilaafkii Guddoonka Golaha Shacabka Oo Xal Laga Gaaray

December, 16, 2018
Saacadihii la soo dhaafay waxa socday kulamo xal ...

DEG DEG:-Mukhtaar Roobow Oo Dhawaan Warbaahinta Kulahadlaya Muqdisho

December, 16, 2018
Wararka Nagasoogaaya Magaalada Muqdisho Ee caasimada dalka ayaa ...

December, 16, 2018
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Gaari ...

Wasiir ka tirsanaa Xukumaadda Soomaaliya oo is casilay

December, 16, 2018
Wasiirka Howlaha guud ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane ...

Muwaadiniinta Uganda Oo Loo Fududeynayo Fiisaha Dal-Ku-Galka Somalia

December, 16, 2018
Share Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalkaasi, Jeneral  Jejje ...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Labadiisa Kuxigeen oo kulan uga socdo magaalada Muqdihso.

December, 16, 2018
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya ...

Maqaallo