GGGGGG
Sunday, February 17th, 2019
header

ONLF Oo War Ka Soo Saartay Isbedelka Ka Dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 7, 2018 by   ·   No Comments

Laba Maalmood oo rabshado ay ka dhacayeen magaalooyinka ugu waaweyn ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa isbedel lagu sameeyey madaxweynihii dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud,iyada oo Madaxweyne Cusub la Magacaabay.

Guddiga fulinta ee dowlad deegaanka  Soomaalida Itoobiya ayaa shalay waxa ay Madaxweyne u Magacaabeen Axmed Cabdi Maxamed,waxaana isbedelka laga filan karo iyo rajada Shacabka ka hadlay Ururka ONLF.

Afhayeenka Jabhada ONLF Cabduqaadir Xasan Hirmooge (Cadaani) ayaa sheegay in Madaxweynaha Cusub ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya uusan wax isbedel ah ku soo kordhin doonin dhibaatooyinka ka jira dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Waxa uu sheegay in Madaxweynaha Cusub ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Axmed Cabdi Maxamed uu leeyahay dhaqankii Cabdi Maxamuud Cumar,isla markaana uu sidoo kale ku shaqeeyo fikirka ka yimaada madaxweynihii ka horeeyey ee Cabdi Maxamuud Cumar.

Marka laga soo tago hadalka Afhayeenka Jabhada ONLF Cabduqaadir Xasan Hirmooge(Cadaani) ayaa hadana waxaa baraha bulshada lagu dhaliilayey Madaxweynaha Cusub ee dowlad deegaanka Soomaalida,iyada oo lagu tilmaamay in uu yahay nin dhibaateeya Soomaalida.

Isaga oo Warbaahinta la hadlayey Madaxweynaha Cusub ayuu sheegay in isbedel weyn uu la imaan doono,isla markaana uu ku Shaqeyn doono aragtida Shacabka Soomaalida Itoobiya.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Amar la dul-dhigay Maareeyayaasha Garoomada Diyaaradaha Hir-Shabeelle

February, 17, 2019
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ...

Xarun waxbarasho lacag la’aan ah oo laga hirgeliyay deegaan waqooyi bari ka xiga Gaalkacyo

February, 17, 2019
Dugsigaan Hoose Dhexe oo ah mid loogu talagalay ...

Dowladda Kenya Oo Sheegtay Inay Soomaaliya Tahay Dal Caddow Ku Ah

February, 17, 2019
Dowladda Kenya waxay sheegtay in dalka Soomaaliya oo ...

Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Kulan Yeelanaya

February, 17, 2019
Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa manta kulan kul ...

Puntland Oo Sheegtay Inay Ka Hortageyn Weeraro Ka Dhan Ah Al-Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada amniga maamulka  Puntland ee PSF ayaa howlgal ...

Maamulka degmada Qoryooley oo faah faahiyay dagaalkii ka dhacay degmadaas

February, 17, 2019
Xalay fiidkii ayay aheyd markii degmada Qoryooley ee ...

Saraakiisha xoogga oo sheegay inay howlgal ku dileen Sarkaal ka tirsan Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay saacadihii la ...

Al-Shabaab oo xalay weeraray degmada Qoryooleey & dagaal ka dhacay

February, 17, 2019
Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee Gobolka ...

Kenya oo xiriirka Diplamaasi u jartay Soomaaliya

February, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa  ku dhawaaqday in ay xiriirka ...

SONSA OO KU BAAQDAY IN LAGA CAFIYO DEEMAHA LAGU LEEYAHAY DALKA SOOMAALIYA

February, 16, 2019
: Dallada Bulshadda Rayidka ee SONSA oo horay ...

Maqaallo