GGGGGG
Saturday, December 15th, 2018
header

Maxaan ka naqaanaa Madaxweynaha Cusub ee Kilinka Shanaad

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on August 7, 2018 by   ·   No Comments

Axmed Cabdi Maxamed waa 32jir waxa uuna ku dhashay sanadkii 1986-dii degmada Garbo ee Gobolka Fiiq ee Dowlad deegaanka Soomaalida.

Axmed waxa uu kasoo jeedaa deeganada Soomaalida ee Itoobiya ay heysato, waa aqoonyahan wax ka bartay Jaamacadaha Diridhaba Iyo Bahardar.

Markii ugu horeysay ee Masuuliyad Maamul uu qabto waxa uu noqday madaxa maaliyadda magaalada Godey, waxaa usii xigay inuu noqday Duqa degmada Qabri-daharre, waxa uuna markii danbe noqday xubin sare oo ka tirsan Xisbiga maamula Dowlad deegaanka ee ESPDP.

Dhowrkii sano ee in dhaafayna waxa uu ahaa Wasiirka Maaliyadda ee maamulkii Cabdi Maxamed Cumar.

Madaxweyne Axmed Cabdi Maxamed ayaa waxa uu saaxiib dhaw la yahay madaxweeynihii hore ee Kilinka Shanaad, waxaana la aaminsanyahay in isbadal uusan ka dhicin deegaanka oo wali nidaamkii Cabdi Cumar uu shaqeynayo.

Dad badan oo kasoo jeeda Dowlad deegaanka Xaaladda halkaa ka jirtana si dhaw ula socda ayaa inoo xajiiyiyay in ninka cusub ee la magacaabay uu kamid ahaa raggii horseedka ka ahaa xasuuqii ka dhacay Kilinka Shanaad intii uu xukunka hayay Cabdi Maxamuud Cumar.

Readers Comments (0)




Wararkii ugu dambeeyay

Keating Oo Ka Hadlay Mooshinka Madaxweyne Farmaajo

December, 15, 2018
Ergaygii hore ee Qaramada Midoobay Soomaaliya Ambassador Michael ...

Maamulka k/galbeed oo shacabka digniin culus u diray

December, 15, 2018
Maamulka K/galbeed ayaa fariin nabadeed u direy shacabka ...

DEG DEG: R/wasaaraha Sri Lanka oo is-casilay

December, 15, 2018
R/wasaaraha Syri Lanka Mahinda Rajapaksa ayaa shaaciyey in ...

dhageyso ‘baraamijka xiisah badanaa ee dhacadooyinka todobaadka iyo rario vos 15’12’ 2018

December, 15, 2018
dhageyso baraamijka dhacadooyinka todobaadka iyo  radio vos  oo ...

Banaanbaxyo Ka Socda Baydhabo & Isgaarsiinta Oo Hawada Laga Saaray

December, 15, 2018
Wararka aan ka heleyno Magaalada Baydhabo ee Xarunta ...

Amisom oo beenisay inay ku lug laheyd soo qabashadii Muqtaar Roobow ee Magaalada Baydhabo

December, 15, 2018
Ergayga gaarka ah ee Ururka Midowga Afrika ee arrimaha Somaliya, Ambassador Francesco Madeira ayaa ...

Ilaalada la-taliyaha gudoomiyaha BFS oo hubka laga dhigay

December, 15, 2018
Wararka Idaacadda vos  ee Magaalada caabud waaq  ay ...

Waa sidee xaalada amni ee Magaalada Baydhabo ?

December, 15, 2018
Xaalaada Magaalada Baydhabo ee xarunta ku-meel gaarka Maamulka ...

daawo ;’RW Kheyre”Aniga Iyo Madaxweynaha Ma Aqbaleyno Nala Yiraa Nala Shaqeysta Ama Waan Idin Rideynaa’

December, 15, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ...

Midowga Afrika oo walaac ka muujiyay soo xiritaankii Rooboow

December, 15, 2018
War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska  ergayga ...

Maqaallo

Keating Oo Ka Hadlay Mooshinka Madaxweyne Farmaajo

December, 15, 2018
Ergaygii hore ee Qaramada Midoobay Soomaaliya Ambassador Michael ...

Maamulka k/galbeed oo shacabka digniin culus u diray

December, 15, 2018
Maamulka K/galbeed ayaa fariin nabadeed u direy shacabka ...

DEG DEG: R/wasaaraha Sri Lanka oo is-casilay

December, 15, 2018
R/wasaaraha Syri Lanka Mahinda Rajapaksa ayaa shaaciyey in ...

Banaanbaxyo Ka Socda Baydhabo & Isgaarsiinta Oo Hawada Laga Saaray

December, 15, 2018
Wararka aan ka heleyno Magaalada Baydhabo ee Xarunta ...

Amisom oo beenisay inay ku lug laheyd soo qabashadii Muqtaar Roobow ee Magaalada Baydhabo

December, 15, 2018
Ergayga gaarka ah ee Ururka Midowga Afrika ee arrimaha Somaliya, Ambassador Francesco Madeira ayaa ...

Ilaalada la-taliyaha gudoomiyaha BFS oo hubka laga dhigay

December, 15, 2018
Wararka Idaacadda vos  ee Magaalada caabud waaq  ay ...

Waa sidee xaalada amni ee Magaalada Baydhabo ?

December, 15, 2018
Xaalaada Magaalada Baydhabo ee xarunta ku-meel gaarka Maamulka ...

daawo ;’RW Kheyre”Aniga Iyo Madaxweynaha Ma Aqbaleyno Nala Yiraa Nala Shaqeysta Ama Waan Idin Rideynaa’

December, 15, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ...

Midowga Afrika oo walaac ka muujiyay soo xiritaankii Rooboow

December, 15, 2018
War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska  ergayga ...

Markab Hindiya laga leeyahay oo markale qabtay doon siday hub

December, 15, 2018
Markab laga leeyahay dal;ka Hindiya oo howlgal looga ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com